Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2022

Total 69 Posts

Moscow Oo Gantaal Nukliyeer Casriya Oo Xanbaarsan Farriimo Dirtay

“Gantaalkan waa mid leh awoodda ugu sarraysa, wuxuu ka gudbayaa dhammaan qalabka difaaca gantaallada” Ma jirto meel kale oo laga haysto caalamka“Putin. Araweelo News Network. Mascow(ANN)- Ruushka ayaa shaacisay muuqaalka tijaabo uu ku tilmaamay in ay ku dhammaatay guul weyn,

Marwo Faadumo Siciid Oo Warbixin Ka Siisay Xildhibaanada Uk Dhibaatada Dabkii Suuqa Waaheen

Araweelo News Network. London(ANN)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah haweenka haldoorka Somaliland, isla markaana xilligan ah La taliyaha xidhiidhka caalamiga ah ee gollaha guurtida Somaliland,  ayaa hadal qiira baddan ka jeedisay kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanka Britain. Kulanka oo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Maxay Ka Wada Hadleen Haweenayda Safiirka Britain

#Ambassador #KateFoster , Maxay La Xidhiidhaa booqashadeedu Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyadda ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster oo safar shaqo ku timid maanta Somaliland. Kulanka Madaxweynaha iyo Ambassador Kate Foster, ayaa

Moscow: Maalinta Vladimir Putin U Asteeyay Guusha Dagaalka Ukraine

Waa Kuma Ninka Generalka Hoggaaminaya Duullanka Ukraine Ee Wax Ka Beddelay Dagaalka? Maxay Uga Dalalka Reer Galbeedku uga qayliyeen Magcaabistiisa? Araweelo News Network. Moscow (ANN)- Abaabulka Dagaalka Ruushka ee ka dhanka ah Ukraine ee ku waajahan dhanka Waqooyiga dalka Ukraine,

Somaliland Saraal Xukuumadda Ah Oo Lagu Dilay Laascaanood

Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Sarkaal ka tirsan xukuumadda Somaliland oo ahaa Isuduwaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ee gobolka Sool, Maxamed Cabdullaahi Daarood oo ku magac dheeraa (Jeeri), ayaa lagu dilay cawayskii xalay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Allah haw naxariistee

Trump: Doorashada Wuu Tartamayaa wuuna Guulaysanayaa”Madaxii hore Ee Aqalka Cad

Araweelo News Network. Trump Oo Qorshaynaya Shaacinta Murrshaxnimadiisa 2024 iyo Dacwaddaha La daba sido Washington(ANN)-Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump  oo laga guulaystay doorashadii 2020, uu doonayay inuu kursiga kusii haysto teeramkiisa labaad, ayaa xilligan la shaaciyay inuu yahay murrashax

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ku Macneeyay Xadhiga Suxufiyiinta Cabudhin Ku Waajahan Bulshada

Araweelo News Network. Somaliland: Guddoomiyaha Iyo Murrshaxa Doorashadda Madaxtooyadda  Ee WADDANI Oo Ka Digay Xadhiga Suxufiyiinta Labada Masuul ayaa Xabsiga ku booqday 15 Suxufi oo xidhan Maalintii shannaad Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Murrashaxa Doorashada

UAE Oo Jawaaab Kulul Ka Bixisay Koox Xagjir Sweden Ah O Kutubta Quraanka Kariimkao Gubay

Araweelo News Network. Abu Dhabi(ANN)-Dawladda Dalka Imaaraadka ee #UAE, ayaa si adag u canbaaraysay fal ay ku kaceen koox cunsiriyiin ah oo ah kooxaha xagjira, kuwaas oo ku dhaqaaqay ficil si weyn dunida Islaamku uga cadhaysiiyay.  Kooxda, ayaa gubay Kutabta

Somaliland: Kommishanka Xuquuqda Aadamaha Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Xaaladda Suxufiyiinta Xidhan

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Xuquuqda Aadamaha ee Qaranka Somaliland, (Somaliland National Human Rights Commission), ayaa ka hadlay xaaladda koox suxufiyiin ah oo maalintii shannaad xidhan, kaddib markii la qabtay 15 April 2022, xilli ay qaarkood ka warameeyaan shaqaaqo ka dhacday xabsiga

Mariupol: Magaaladii Wadnaha Ukriane Oo Gacanta U Gashay Ruushka

Askarta Ukraine Ee La Go’doomiyay Oo Diiday Inay Isu Dhiibaan Maxay Uga Dhigantahay Ruushka Qabsashada Mariupol? Araweelo News Network. Mriupol(ANN)-Millateriga Ruushka ayaa la wareegay Magaaladda dhiiga baddan ku daatay ee Mariupol oo ku taal Badda Madaw, isla markaana ah magaalo