Month: May 2022
Somaliland: Guddida Diiwaangelinta Ururrada Oo La Dhaariyay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Madaxweynaha Qaranka hortiisa ku dhaariyay Xubnaha guddida diiwaangelinta Ururrrada iyo axsaabta siyaasadda ee ay dhawaan ansixiyeen gollaha wakiilladu intoodii badnayd, kuwaas oo tiradoodu dhan
Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Kala Reebay Xubnaha Guddida Diiwaangelinta Ururrada Iyo Axsaabta
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha gollaha wakiillada, ayaa gacanta isula tegey, kaddib markii saaka la hor kenay toddobada Xubnood ee guddida diiwaangelinta iyo ansxixinta Ururrada iyo Axsaabta qaranka oo Madaxweynuhu usoo gudbiyay.. Toddobada xubnood ee Guddiga Diiwaangelinta Ururrada siyaasadda, ayaa kala
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Garawshiiyihii, Garnaqsigii, Guubaabadii Iyo Dardaarankii Madasha KULMIYE Ruxay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa aasasayaashii Xisbiga KULMIYE, ayaa khudbad ruxday dareenka iyo shucuurta kumanaan xisbiga KULMIYE ah ka jeediyay munaasibadda lagu xusayay sannad-guuradii labaatanaad ee kasoo wareegtay markii Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed
SOLJA Oo Canbaaraysay Suxufiyiin La Xukumay
“Xukunku waa mid si weyn wax ugu dhimmaya xorriyatul qawlka oo abuuraya jawi ay suxufiyiintu kaga baqaan tabinta dhacdooyinka iyo wararka ay Bulshadu ka sugayso. ” Guddoomiyaha SOLJA. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa xukun ku riday saddex suxufiyiinta
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Munaasibadda Labaatan Guurada KULMIYE Ka Jeediyay Marxalado Xaasaasi Ah Iyo Mustaqbalka Xisbiga
Madaxweyne Biixi wuxuu ka Hadlay Khilaafkii U danbeeyay ee Siyaasiga Maxamuud Xaashi, Furista Ururrrada , Marxaladdihii iyo waayihii adkaa ee Khilaafka Kulmiye, Guulaha uu suntaday iyo wixii uu qabtay Xisbigu Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa
Somaliland: KULMIYE Oo Labaatan Sanno Ka Baarqabaynaya Saaxadda Siyaasada
Mustaqbalka Ma Ka Badbaadi Karaa Murkucasho Siyaasadeed.? Hargeysa(ANN)-Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, xukunka tallada dalka Jamhuuriyadda Somaliland si xidhiidh ah uga talinayay kaddib markii uu laba doorasho maddaxtooyo si isdaba joog ah ugu guulaysatay , taas suurta gelisay in ay
US-trained and armed Somali militias attack on civilians in Bosaso
Earlier this week, less than 24 hours after Somalia elected a new President, US President Joe Biden announced he approved a plan to send “under 500” ground forces back into Somalia, “Weapons dispersion stemming from US arms transfers frequently leads
Somaliland: Wasaaradda Maaliyadda Oo Digniin U Dirtay Shirkaddaha Isgaadhsiinta
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin u dirtay Shirkaddaha Isgaashiinta Somaliland ee ka hawlgala dalka. Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay iyadoo ka duulaysa xeerarka shuruucda dalka iyo xeerka cashuuraha dalka ee ku waajibiyay shirkaddaha Isgaadhsiinta cashuuraha,
Somaliland: 18May, celebrating, the 31st Anniversary of the National Day
Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-The commemoration of the 18th of May, the 31st anniversary of the Republic of Somaliland, was widely celebrated in the country on Wednesday, May 18, 2022 May 18 This year’s event was a huge celebration of the
Somaliland: Madaxweynaha Oo Kumanaan Qof Kala Qaybgalay Munaasibadda 18 May
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xuska munaasibadda sannadguurada 31aad ee kasoo wareegtay markii ay shacbiga Somaliland dib ula soo noqdeen qaranimadooda ee go’aanka dib ua soo noqoshada lagaga dhawaaqay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer 18 May 1991, ayaa si weyn looga