Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2022

Total 60 Posts

Somaliland: Xuska Sanadguurada 31aad Oo Si Weyn Loogu Dabaaldegay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibada sanadguurada 31aad ee xuskka 18 May, ayaa si weyn looga xusay magaalooyinka Somaliland, iyadoo labadii habeen ee u danbeeyay laga dareemayay diyaargarawga xuska maalinta qiimaha baddan ee 18 May. saaka waaraberigii ayaa laga sameeyay isu baxyo

May18: Celebrating the 31st Anniversary of the National Republic of Somaliland

Araweelo News Network. The May 18th commemoration of the 31st Anniversary of the Republic of Somaliland, which falls on Wednesday, May 18, 2022, is in full swing in preparation for the event, which shows how it is to be celebrated

Somaliland: Madaxtooyadda Kulan Madaxweynaha Iyo Mucaaradku isku Mireen Habeenimo Xilli Danbe

Maxaa Lagaga Wadahadlay Maxaase Laysla Qaatay? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaamiyayaasha labada xisbi mucaarad ee Somaliland ayaa xalay xilli danbe kulan xilli danbe isku hor fadhiistay, iyadoo saacado ka hor ay xukuumaddu soo saaratay

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Digtay In Mucaaradku Qabtaan Xuska 18May

Hay’addaha Amniga Ayaa La Siiyay Awaamiir Culus Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa uga digtay axsaabta mucaaradka in ay qabtaan munaasibadda xuska sannad-guurada 31aad ee 18 May oo ku beegan maalinta Arbacada, waxaana la manuucay isu soo baxyo aan

The #Somali parliament #elects a Damul-jadid member as the new #president

Araweelo News Network. Mogadishu (ANN) -Somali President, Hassan Sheikh Mahmoud , has won a landslide victory in round three of the presidential election after a bitter rivalry between incumbent President Mohamed Abdullahi Farmajo. The final decision on the outcome of

Turkiga Oo Isballaadhinta NATO Ka Dhiidhiyay Finland Iyo Sweden Oo Xaallad Murugsan Galay

“Sweden iyo Finland, ma dareemayno wax wanaagsan oo arrintan ku saabsan ” Erdogan Araweelo News Network. Copenhagen (ANN)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Denmark, Jeppe Kofod, ayaa aaminsan in gaashaanbuurta NATO ay caddayn doonto inay ka midaysan yihiin ku biiritaanka Finland iyo

Somalia Doorashada Madaxweynaha Iyo Hirdanka Fadhiga Baaralaanka

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Doorashada Madaxweyneha Soomaaliya ayaa amaankeeda si weyn loo adkeeyay, iyadoo magaaladda Muqdisho xalay la geliyay bandaw. Sidoo kale, waxa la xayiray dhammaan isu socodka gaadiidka, taas oo la doonayo in lagu sugo amniga doorashada Madaxweynaha Soomalaiya oo

Somaliland: Labada Xisbi Mucaarad Oo Ka Digay Dib U Dhaca Doorashooyinka Iyo Faragelinta Kommishanka

“Lix bilood haddad doorasho ku qabanay waxad haystaa fursad, laakiin fursad aad nagu khasabto ma haysatid ” Guddoomiye Xirsi. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Labada Guddoomiye ee labada Xisbi mucaarad, ayaa ka digay xaaladda dalku kusii socdo oo ay sheegeen in ay

Somaliland: Khilaafka Guddida Doorashooyinka Waa Markhaatiga Ragaadka Ku Fogaynaya Rajada Doorashada

Xubintii U Horraysay ee Guddida Doorashooyinka Oo Is Casilay ” Hawshii diiwaangelinta oo aannu wadnay ayaa sababtay in khilaaf dhexdayada ka bilaabmay , waana sababta keentay,,,,,” Maxamuud Daahir Xubinta Is casilay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xubntii u horraysay Guddida doorashooyinka qaranka

“Anniguna Qorilugud ayaan iska tegeyaa” Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Ka Dareen Celiyay Xildhibaan Is Casilay

“Ciidkii weynaa 18 May ayaa innagu soo socda golluhuna waa fasax.” Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)_Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargeliyay in marka loo qaybiyo Ajandaha  kalfadhiga 78aad ee gollaha inuu fasaxgelayo golluhu, maadaama aynu u diyaargaroobayno