Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2022

Total 62 Posts

Lavrov expressed great confidence in the front of the General Assembly And defended his country’s plans for Ukraine

Araweelo News Network New York(ANN)-The Minister of Foreign Affairs of Russia has expressed great confidence in the General Assembly, and he has strongly defended the purpose of his country in the operations it is conducting in Ukraine, which has been

Loolanka Ruushka Iyo Reer Galbeedka

Araweelo News Network. Jasiiradda Maaldoofa (Maldova) iyo Talyaaniga waxaa ka jira khalkhal, iyadoo baarlamaankii waddankaasi ay hareeryeen dad shacab ah. Arrintaan waxaa u sabab ah sicir-bararka ka jira waddankaa iyo sare u kaca maciishadda. VLADIMIR Putin arrintan waxyna u tahay

Somaliland: Xalka Khilaafka Siyaasadeed, Mudda Kordhinta Iyo Xeerarka Muranka Dhaliyay Oo Isugu Biyo Shubtay Guurtida

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Asbaabaha xuddunta u ah arrimaha sida weyn laysugu khilaafsanaa muddo ku dhow sannad oo ruxuyay saaxadda siyaasadda Somaliland, isla markaana saamayn ku yeeshay nidaamka geedi socodka dimuqraadiyada doorashooyinka, deganaanshaha iyo xasiiloonida dalka, ayaa ugu danbayntii isugu biyo

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Ka Halday Muddada Doorashada

Araweelo News Newstork. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, oo dhowaan la ansixiyay, ayaa markii u horaysay ka hadlay hawlaha doorashada ee horyaal iyo xilliga ay aragti ahaan iyo farsami ahaan u arkaan in ay ku qaban karaan doorashooyinka. Laxidhiidha: Wax Ka Beddel

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabay Masuul Hore Isu Casilay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xil cusub u magcaabay masuul hore usaga casilay xukuumaddiisa oo muddo dhawr bilood ah banaanka ka joogay, kaddib markii uu xilka isaka casilay 6 Jun 2022. Laxidhiidha: Wasiirka Iska Casilay

Somaliland: no political agreements regarding election, and the conflict is increasing

“There are no political agreements between the stakeholders of the election, to overcome it challenges and disputes” Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-“There are no political agreements between the election stakeholders, overcoming the current election challenges and disputes. All mediation efforts, between

Ukraine: Ruushku Muyuu Ka Faa’iday Dagaalka, Maxay Tahayse Ujeedada Putin

Dhaqaalaha Yurub, Maraykanka Iyo Ruushka Midkee Kordhay Xilliga Dagaalka Ukraine? Araweelo News Network Ruushka, ayaa dalbanaya in 4 Gobol oo ku kala yaalla braiga iyo Galbeedka Yukrayn laga qaado dadkooda afti. Afartaa Gobol ayaa kala ah Donestk, Lohanzk, khereson, iyo

Somaliland: Werwerka Laga Qabo Doorashooyinka Iyo Xiisadda Khilaafka Siyaasadda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Ururada bulshada ee bayaankan soo saaray waxay werwer xoog leh ka qabaan heerka uu marayo khilaafka ka dhex jira hoggaamiyayaasha siyaasadda ee Somaliland, kaas oo u muuqda inuu dalka u jiheeyey jawi halis gelinaya mustaqbalka siyaasadeed iyo

Minnesota: Over than 40 Somalis have been accused of their involvement in the theft of $250 million in misappropriated funds

“U.S. Attorney Andrew Luger said authorities have seized $50 million worth of property from a group of people charged in what he called “the ultimate get rich quick scheme.” Araweelo News Network. Minnesota (ANN)- Over forty Somalis stand accused of

Somaliland: Maxaa Mushaharka Shaqaalaha Ka Dhigay, Kharashka Keliya Ee Aan Ku Kordhin!!!

Maxay Kharashaadka Hawl Socodsiinta Kale U Kordhaan ? Araweelo News Network. Sannadihii u dambeeyay uu guud ahaan caalamka waxa ka dhacay sicir-barar nolosha dadyawga dunidda wada saameeyay, wallow ay Somaliland mushkilada arrinkaasi kala siman tahay dunidda inteeda kale, balse waxa