Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2022

Total 63 Posts

Somaliland: Halyeygii Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase  Muxuu Ka Yidhi Xaaladda Khilaafka

Araweelo News Network. Halyeygii Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase  Muxuu Ka Yidhi Xaaladda Khilaafka Somaliland.   Muuqaalkan Ka Daawo Caydiid Jaamac Xirsi oo ka waramaya dhacdadii murruga lahayd ee xasuuqii garabcase ee lagu laayay halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya dagaalkii 1977. Caydiid wuxuu

Qadar Waxay Qaadatay Go’aamo Ka Cadhaysiiyay Dalalka Galbeedka Caalamka Islaamkana Laga Soo Dhoweeyay

Araweelo News Network. Dalalka reer Galbeedka ayaa u muuqda kuwo si cunsuriyad ah ugu eeddaynaya dalka Qadar inuu ku xad gudbay waxa ay ku sheegaan xuquuqda Aadamaha, taas oo ka dhalatay markii ay go’aansatay in loo hoggaansamo qaanuunka iyo shuruucda

Virginia, Colonel Yusuf Ali Tuke, a former member of the Somali Army, was arrested after being accused of the massacre in Somaliland in the 1980s

Araweelo News Network. SPRINGFIELD, Virginia (ANN)- A former high-ranking Somali army officer  Yusuf Ali, aka (Tukeh), accused of multiple human rights violations against Somali civilians during the 1980s was arrested in Springfield, Virginia, Homeland Security Investigations announced Friday. According As

Weerar Lagu Qaaday Markab Israel Leedahay Oo Lala Xidhiidhiyay Koobka Adduunka

Araweelo News Network. Dubai, United Arab Emirates (ANN)- Xukuumadda Yuhuuda ee Israel , ayaa ku catawday in weerar lala beegsaday Marab siday Saliid oo laga leeyahay Israel. Sarkaal Yuhuudi ah ayaa sheegay, Arbacadii, in weerarkaa oo ahaa mid ismiidaamin ah

Soomaaliya Ma jirto Dawlad Lagu Aamini karo Hubka

Araweelo News Network.     Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa soo saaray qaraar ay Soomaaliya ugu kordhinayaan cuna qabataynta Hubka, sababtoo ah Soomaaliya ma jirto dawlad lagu aamini karo hubka calculus, iyo dhaqaalaha xoogga baddan ee beesha caalamku ay

Somaliland; Wasiirka Waxbarashadda Oo Dhawaaqyada Mucaaradka Ku Tilmaamay Kuwo Gef Ku Ah Qaranimada iyo Dawladnimada

Araweeelo News Network Hargeysa(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa si Adag u naqdiyay dhawaaqyada asxaabta mucaaradka, wuxuuna ku Tilmaamay kuwo waxyeelo ku ah qaranimada Muuqaalkan ka Daawo Wasiirka oo Arrimahaa ka hadlaya.   https://fb.watch/hc7Br5Hpr1/

Washington: HaweenaydIi Biliga U Ahayd Dimuqraadiga Nancy Pelosi Oo Albaabka Dhaaftay Kadib Markii Jamhuurigu Cidhiidhi Geliyay Doorashadii

Waxay Ku Dhowaatay Astaanta Aqalka Capitol Hill, xisbiga Dimuqraadiga ayay hoggaaminaysay labaatankii sano ee lasoo dhaafay   Araweelo News Network.   Washington (ANN)-Afhayeenka aqalka Congress-ka Haweenayda Nancy Pelosi, ayaa sheegtay Khamiistii in aannay mar danbe isu taagayn doorasho, sidoo kale

Bulshada Carabta Oo Dusha Ka Saaraysa Qaraxii Magaalada Istanbul Gabadh Soomaaliyeed

Araweelo News Network. Bulshada Carabta Oo Dusha Ka Saaraysa Qaraxii Magaalada Istanbul Gabadh Soomaaliyeed Iyadoo dadka ajaanibta ah ee ku nool dalka Turkey ay Iska difaacayaan in waddamadooda lagu sheego gabadhii qaraxa Geeysatay, ayay si lama filaan ah gabadhan Soomaaliyeed

Muuqaallo Qabsaday Baraha Bulshada Oo Ka Hadlaya Dhaxal-sugaha Sacuudiga Shirka G20

Araweelo News Network. Nusa Dua,  Indonesia(ANN) –Muuqaallo iyo sawiro ay dadka ugu firfircoon ee Bulshadu Carabtu ku baahiyeen Baraha Bulshada, ayaa dhaliyay hadalhayn baddan, kuwaas oo muujinaya dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan xilligii uu ku sugnaa shirka G20.

No Tigrayian wants the War to continue!

Araweelo News Network.   Tigrayans (Tigray) in Diaspora are just skeptical of the so-called peace agreement. In essence an agreement between the TPLF and the government of Ethiopia to coexist. After signing the peace agreement in Pretoria, South Africa, in