Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2022

Total 63 Posts

Ethiopia Dawladda Iyo Jabhada TPLF Heshiiskoodu Ma Noqonayaa Mid Guulaysta?

Araweelo News Network. Magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika waxaa hehsiis ku gaadhay Jabhadda TPLF iyo Xukuumadda Abiy Ahmed. Maadaama labadoodu isku ilka beeleen micneheedu maaha way is jeclaan doonnaan , oo dowlad Ethiopia la yidhaado ayay wada dhisan doonaan.

Somaliland: Shir Lagu Faaqidyo Sidii Maamul Daadejin Loogu Samayn Lahaa Waxbarashadda Dalka

“Haddii Cidi Caddaalad Samysay Waxa Sameeyay Wasiirka Waxbarashadda, Waana Inaynu Abaalmarin Siinaa” Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbrashadda iyo Saynisa Somaliland, ayaa daah-furtay shir lagu faaqidayo sidii waxbarashada loogu samayn lahaa maamul daadejin ee degmo walba iyo

The White House should expect a challenge on all world issues

Araweelo News Network. Editorial: The White House should expect a challenge on all world issues Russia’s war in Ukraine has changed the lives of everyone in the country and the rest of the world, and has had a great impact

Foreign Troops Must Go Out From Somalia

Araweelo News Network. In the past 20 years the various Governments of Somalia have failed to eliminate Al-Shabab from whole Somalia.  Those weak Governments of Somalia have also failed to reach comprehensive reconciliation agreements with the armed Islamic group of

Imran Khan Ra’iisal Wasaarihii Pakistaan Oo Dhaawac Soo Gaadhay

Araweelo News Network. Lahore (ANN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa ka badbaaday isku day dil oo loo malaynayo inuu ahaa shirqool la doonayay in lagu khaarajiyo. Imran Khan, waxa soo dhaawac fudud Khamiistii kaddib markii nin dablay

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Wax Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Go’aamada Kasoo Baxay Shirka Burco Ee Ka Digayaya Doorashooyinka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn u dhaleeceeyay go’aamadii kasoo baxay shirka Burco  oo ku waajahnaa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan murranka arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Biixi oo ka hadlayay xuska munaasibadda aassaaska ciidanka Booliska

Ethiopia: Maraykanka Iyo Meelo Kale Oo Ka Hadlay Heshiiska Aan Dhaqan Gelin Ee Joojinta Collaada

Araweelo News Network.   Washington (ANN)-Maraykanka iyo dalal kale, ayaa soo dhoweeyay heshiiska hordhaca ah ee ay xarunta dalka Koonfur Afrika ee Pretoria, ku gaadheen Xukuumadda Federaalka ee Ethiopia iyo Jabhada Xoraynta Shacabka Tigray ee TPLF.   Xoghayaha 71aad ee

Somaliland: Boocane Oo La Gaadhsiiyay Gargaar

Araweelo News Network. #Somaliland: Boocane Oo La Gaadhsiiyay Gargaar Boocane(ANN)-Maamulka Gobolka Sool ee iyo Maamulka heer degmo, ayaa deeq gargaar ah oo Raashin ah la gaadhay Magaalada Boocame, waxaana loo qaybiyay deeqdaa dadka Deegaanka, kuwaas oo ay sameeyeen Abaaro daba

Ceergaabo: Hoggaamiyayaasha Xisbiga WADDANI Maxay Kala Kulmeen Bulshada

Araweelo News Network.   Ceergaabo(ANN)- Hoggaamiyayaasha Xisbiga Mucaaardka ee WADDANI, ayaa gaadhay Magaaladda Ceergaabo ee xarunra Gobolka Sanaag  Khamiistii 3 November 2022. Muqaalkan ka Daawo waxa ay kala kulmeen iyo qaabka loo waajahay safarka Hoggaamiyayaasha WADDANI.     Please share

The Republic Of Somaliland Must Secure It’s All Boundaries Land Air And Sea

Araweelo News Network. The Republic Of Somaliland Must Secure It’s All Boundaries Land Air And Sea Somaliland must seize and fully protect it’s All  borders including the Eastern Boders becouse puntland which is Somalia’s federal  Autonomous region maintains to  claim