Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2023

Total 52 Posts

Tel Aviv: Mudaharaadyo Gilgilay Israel

Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog Oo Ka Hadlay Xaaladda #Araweelo_News_Network. Tel Aviv(ANN)-Kumaanan dadka reer Israel ah, ayaa isugu soo baxay waddooyinka waaweyn, kaddib markii ay halkaa ka bilaabmeen dibadbaxyo lagu diidan yahay xukuumadda, isu soo baxyada ayaa sii socday maanta oo

Laascaanood: Taliska Goojacade Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin Kama Danbays Ah Diray

Puntland Iyo Xulufadda Maleeshiyada Laascaanood, Hadda Wixii Ka Danbeeya  Ciidanka Qaranku Ma Sugayo Intay Kusoo Weerarayaan Fadhiisimadooda, Afhayeenka Ciidanka Qaranka. #Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Taliska CidamaddaQaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Goojacade, ayaa ka hadlay tallaabooyin ay qaadayaan hadda wixii ka danbeeya, kaddib weeraro kaga

Somaliland: Madaxweyne Oo Booqday Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Iyo Farriinta Loo Diray Ciiddamada Kala Duwan

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si lama filaan ah u booqday maanta Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Magaalada Hargeysa. Wasiirka Gashaandhiga, Cabdiqani Maxamuud Caateeye,oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Qaranka, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil

Somaliland: Ururka Naafada Oo Deeq U Qaybiyay Xubnaha Ururka Ee Hargeysa

“Lacagtaa Waxa Ugu Deeqay Ururka Shirkadda Telesom, Shirkaddaha Kale ee  Waaweyn iyo Dadka Muxsiniinta Ah, Waxaanu Leenahay Naafadu waydin sugaysaa” Guddoomiyaha Ururka SDHO #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Ururka Naafada Somaliland ee loo soo gaabiyo (SDHO), ayaa ugu baaqay Ganacsatada Somaliland iyo dadka

Vladimir Putin Madaxweynaha Ruushka Oo Galka Ka Saaray Hubka Khatarta Ah Gantaalaha Ku Waajahan NATO

#Araweelo_News_Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha dalka Ruushka, ayaa dhab ah u diray gantaalaha xanbaara hubka Nukliyeerka oo 500km oo u dhiganta (300 mile), balse waxa soo baxaya in gantaalaha socda masaafada intaa ka baddan ay ku jiraan hubka uu Vladimir Putin ku daabulay

LasAnod: The tribal style of organized war has become gunpowder, which easily destroys peace in the Horn region and even East Africa

#Araweelo_News_Network. Las Anod(ANN)-The government of the Republic of Somaliland has spoken about an attack, as it said on Sunday morning, on the siege of the Somaliland National Army base on the outskirts of the town of Las Anod. A press

#Somaliland : Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerar Lgu Qaaday Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Ee Laascaanood

  Afartii Maalmood Ee U Danbeeyay Malaydhiyaadka Ayaa  Ku Qulqulaya  Laascaanood #Araweelo_News_Network.     Hargyesa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay weerar sida ay sheegttay saaka barqadii lagu qaaday fadhisimada Taliska ciidanka Qaranka Somaliland ee duleedka Laascaanood. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda

Laascaanood: Dedaalo La Doonayo Lagu Dhammeeyo Collaada Laascaanood Oo Garoowe Soo Gaadhay

#Araweelo_News_network. Garoowe (ANN)-Dedaalo la doonayo in nabad lagaga dhaliyo collaada Laascaanood, ayaa kasoo boqoolay Magaalooyinka Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo soo gaadhay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Soomaaliya. Koox Malaaqyo, Uguusyo, Salaadiin, iyo Oday dhaqameed ah oo kasoo boqoolay Magaalada

Kenya economic crisis

Thousands of Kenyans have cried foul about the financial crisis #Araweelo_News_Network. Hempstone Monari’s taxi business had just been launched when his future slipped away and a Kenyan bank auctioned off his car for non-payment of a $9,900 loan. “They took

Jarmalka Oo Ugaadhsanaya Kooxaha Midigta Fog Ee Doonaya Inay Afgenbiyaan Xukuumadda

#Araweelo_News_Network. Berlin (ANN)-Ciidamada Dawladda Jarmalka ayaa howlgalo isdaba joog ah ka fuliyay goobo xidhiidh la leh kooxda lagu magacaabo Reichsbürger, kuwaas oo bishii lasoo dhaafay ee December doonayay inay dalka ka sameeyaan Inqilaab. Kooxda shabakadda midigta fog ee lala xidhiidhiyay