Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2023

Total 52 Posts

Riyadh: Maxamed Bin Salmaan Oo Soo Dhoweeyay Heshiiska Taariikhiga Ah Ee Iran Iyo Saamaynta Siyaasadda Dunida

#Araweelo_News_Network.   Riyadh (ANN)-Dhaxalsugaha Dalka Sacuudiga Maxamed Bin Salamaan, ayaa sheegay inay si weyn usoo dhowaynayaan guusha laga gaadhay xisaad siyaasadeed oo u dhaxaysay dalka Iran, taas oo sababtay in safaaraddaha la kala qaato muddo toddoba sannadood ah. Hase yeeshee

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Safar Ugu Baxo Dalka Ethiopia

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay maalinta beri safar ugu baxaan xaunta dalka Ethiopia ee Addis Ababa. Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay dhinaca xukuumadda Somaliland, iyadoo xidhiidho shebakaddaha

“Muuse Xilka Ku Wareeji Saylici, Idinkuna Ha Ku Riyoonina In Ciidanka Qaranku Baxo iyo In Laascaanood Iyo Buuhoodle ka Go’aan Somaliland”Guddoomiye Faysal

#Araweelo_News_Network. “Muuse Xilka Ku Wareeji Saylici, Idinkuna Ha Ku Riyoonina In Ciidanka Qaranku Baxo iyo In Laascaanood Iyo Buuhoodle ka Go’aan Somaliland”Gudoomiye Faysal Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu dalku weli dagaal ku jiro, sidaa awgeed

Djibouti: President Omar Gellleh Congratulated the President of China

#Araweelo_News_Network.   #Djibouti (ANN)-President of the Republic of Djibouti, His Excellency Ismail Omar Guelleh, in a congratulatory message, wished “success and success” to Xi Jinping, re-elected to the Chinese Supreme Judiciary yesterday. “The absolute confidence that you inspire in your

Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Ka Cadhootay Baaq Kasoo Baxay Xukuumadda Somaliland

“Waxaan ugu baaqaynaa maamulka Soomaaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeynkara shacabka walaalaha ee DDS iyo Soomaaliland”. “Ciidamadda Huwanta Ah Ee Kasoo Tallaabay Xudduuda Caalamiga Ah Waa Inay Ka Baxaan Laascaanood” Xukuumadda Somaliland #Araweelo_News_Network.   Jigjiga(ANN)-Dawlad Deegaanka Soomaalida

Laascaanood: Sansaan Dagaal Oo Mar Kale La Filayo

#Araweelo_News_Nework.   Laascaanood(ANN)-Xaaladda Magaalada Laascaanood, ayaa deganayd todobaadkii u danbeeyay, iyadoo aannay jirin wax dagaal ah oo ka dhacay, halkaas oo muddo saddex todobaad ka baddan dagaalo goo goos ah oo u dhexeeyay Ciidamadda Somaliland iyo Malaydhiyaad deegaanka oo garab

Shirkadda DP World iyo Xukuumadda Somaliland Oo Si Rasmi Ah U Wada Furtay Aagga Cashuuraha Ka Caaggan Ee Berbera

Sidee Ayuu U Shaqaynayaa Aagga Cashuurraha Ka Caaggan, Maxaase Ku Jira Faa’ido ? #Araweelo_News_Network. “Aagga Cashuuraha ka Caagan ee Berbera muhiimadiisu waa in uu abuuro deegaan ku habboon ganacsiga si Somaliland usoo jiidato maalgashiga, shaqo abuurna loo sameeyo Dekedda Berbera

Somaliland: Aragtideena Siyaasaddu Hargeysa Iyo Hareereheeda Ha Dhaafto Prof. Siciid Sheekeeye

#Siyaasadda Ka Danbaysa in Carruurta Hargeysa Iyo Burco Loo Soo Saaro Inay Sacab Tumaan Waa Siyaasadda Dumisay Laascaanood” Prof. Sheekeye #Araweelo_News_Network.         Muuqaalkan  Ka Daawo Post Views: 516

Somaliland: Urrurada Siyaasadda Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaaladda Laascaanood

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)- Dalladda Ururrada Siyaasadda Somaliland, ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood, waxayna soo saareen baaq isugu jira canbaarayn iyo soo jeedin. Qoraalka Dalladda Ururrada Siyaasadda Somaliland soo saartay, ayaa lagu muujiyay dhawr qodob oo ay kusoo ururiyeen mawqifkooda

Ukraine: Bakhmut Oo Dagaalku U Sameeyay Muuqaalkii Alleppo Iyo Hirdanka Quwaddaha Ruushka Iyo Xulufadda Maraykanka

Hoggaamiyaha Kooxda Wagner Ee Safka Hore Oo  Dhaleecayn U Jeediyay Wasaaradda Gaashaandhiga Ruushka #Araweelo_News_Network. Ukraine(ANN)-Bakhmut, waxay noqotay maagaalada xuddunta u noqotay dagaalka Ukraine, waxay yeelatay ahmiyadii iyo muuqaalkii maagaalidii la haligay ee Syeria ee Allepo oo ay quwaddaha waaweyn isku