Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2023

Total 50 Posts

Somaliland is commemorating its 63rd anniversary of independence

#Araweelo_News_Network. On Monday 26 June 2023, Somaliland is commemorating its 63rd anniversary of independence   Five weeks ago on 18th May 2023, the nation of Somaliland happily celebrated the 32nd anniversary of re-asserting its independence which marked the end of the

Call for the Recognition of Somaliland

#Araweelo_News_Network. Call for the Recognition of Somaliland, Wrote By Dr. Gai Chol Paul, the Chairman of People United Forum.   Juba(ANN)-“We believe that recognizing Somaliland will not only provide a stable framework for the entire region but will also enhance

The conflict in Garoowe Town

#Araweelo_News_Network.   The conflict in Garoowe Town. The people of the town of Garoowe were punished for a conspiracy they had participated in directing and introducing in the town of LasAnod. It all began in the city called LasAnod, located

Somalia: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Taageero U Raadinaya In Laga Qaado Soomaliya Cunaqataynta Hubka

Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalabaday in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya, isagoo dalabkaa u gudbiyay gollaha amaanka, kaddib markii uu Arbacadii shalay la kulmay Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd J. Austin. Kulankaa oo ka dhacay

#Puntland: Xaaladda #Garoowe

#Araweelo_News_Network.   Garoowe(ANN)- Magaalada Garoowe ee xarrunta maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa laga dareemayay maanta deganaansho, kaddib markii Salaasadii shalay dagaal hubka culus laysu adeegsaday oo sababay khasaare dhimasho iy qax uu ka dhacay. Dagaalka ayaa u dhexeeyay Madaxweyne

Puntland: The war that caused losses and exploded in Garowe

Garowe(ANN)- A war has started in Garowe, the headquarters of the Somali Regional Government in Puntland, and reports say that there has been a loss of life and a large number of injuries have been taken to private and government

Madaxweynihii Ugu Cimriga Dheeraa Madaxweynayaasha Soo Maray Maraykanka

#Araweelo_News_Network. Madaxweynihii Ugu Cimriga Dheeraa Madaxweynayaasha Soo Maray Maraykanka Madaxweynihii hore ee Maraykanka  Jimmy Carter wuxuu dhashay 1 Oct, 1924. Wuxuu soo noqday Maayarkii 76aad ee Magaaalada Georgia ee Gobolka Atlanta, balse markii uu noqday Madaxweynaha 1977, wuxuu xilkaa hayay

Hoggaamiyaha Xisbiga U Dagaalama Xorriyadda dhaqaallaha Ee Koonfur Afrika Ugu Baaqay Xukuumadda In Dhalinyarada Aan Shaqayn Ee Ka Baxay Jaamacaddaha Lacag Gunnooyin La Siiyo

#Araweelo_News_Network. Johannesburg (ANN)-Hoggaamiyaha Xisbiga u dagaalama xorriyadda dhaqaallaha ee dalka Koonfur Afrika oo loo soo gaabiyo  (EFF), Julius Sello Malema, ayaa ku taliyay in Dowladdu siiso lacago gunnooyin ah Ardayda ka Qalin jebisay Jaamacaddaha gaar ahaan kuwa bilaa camalka ah.

Hoggaamiyayaasha Afrika Oo U Boqoolay Xalinta Dagaalka Ukraine

#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Hoggaamiyayaasha Lix dal oo Qaaradda Afrika ah ayaa isku xilqaamay inay u Kala dab qaadaan  waddamada Ruushka iyo Ukraine, iyagoo doonaya in lasoo afjaro dagaalka socday sannadka iyo dheeraadka ee sida weyn u saameeyay dhaqaalaha aduunka iyo cuntada.  

Professor Poland Ka Sheegay In Caalamka Loo Tuso In Ruushka Lagaga Adkaaday Dagaalka Iyo Putin Oo Guul Ugu Bushaareeyay Shacbigiisa

#Araweelo_News_Network.   Warsaw (ANN) – Professor Elyon Cohin oo u dhashay dalka Poland, ayaa sheegay in shacbiga Ruushka laga dhaadhiciyo in lagaga adkaaday dagaalka Ukriane.     Professor Elyon Cohin oo khudbadda uu kaga hadlay arrimahaa ka jeedinayey Machadka xidhiidhka