TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Qubanaha

Total 483 Posts

“Siyaasaddu Waa Hadhkaa Labadiisa Gelin, Mar Waa Kufiso, Marna Waa Kibriso”Maxamuud Xaashi

Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi, Doorashada Turkiga Iyo Guusha Erdogan ? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay doorashada dalka Turkiga ee shalay lagu kala calaf qaaday, kaddib tartan addag oo

Hoggaamiyaha Calooshood U Shaqaystayaa Wagner Oo Ka Digay Khatarta Ruushka Kaga Iman Karta Dagaalka Ukraine

 Dagaalka Kooxdiisa Wagner Kula Wareegtay Bakhmut ayuu sheegay in 20,000 oo ciidamadiisa ah iyo 50,000 oo Ukraine ah lagu dilay.   #Araweelo_News_Network.   Bakhmut(ANN)- Hoggaamiyaha dagaalyahanka kooxda gaarka gaarka ah ee calooshood u shaqayntayaasha Wagner, Mr. Yevgeny Prigozhin ayaa ku

27May: 35 Sanno Ka hor Iyo Gulufkii Mujaahidiintii SNM Ku Galaalafeen Maanta Oo Kale Magaalada Burco  

Yaa Hoggaaminayay Dagaalkii Miidamada Ahaa Ee Gelitaankii Burco Ee Gobolka Geeska Afrika Wax Ka Beddelay? #Araweelo_News_Network. Warbixin Taariikhi Ah, Waayihii ku xeernaa SNM Iyo Asbaabihii ku ajburay Inay Isku Miidaamiyaan Magaalooyinka Burco, Hargeysa iyo Caddaadley. By Arraale M Jama Freelance

Doorashooyinka Turkiga Oo Meel Xamaasadaysan Maraya

Erdogan Hoggaamiye Gidaarka Faqriga Kasoo Kiciyay Dalkiisa Iyo Siyaasiyiinta Xilligan Loolanka Adag Kula JIra #Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)- Doorashooyinka dalka Turkiga ee loo balamay maalinta Axadda 14 May 2023, ayaa maraya meel xaasaasi ah, waxaana jira loollan adag oo ay mucaaradku ku

William Ruto Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuq Ka Dhacay Kaniisaddo Ku Yaal Kenya

Baadariyo Xasuuqay Dadkii Kaniisadda Ku Xidhnaa #Araweelo_News_Network. Nairobi (ANN)-Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto ayaa ballan qaaday in tallaabo degdeg ah laga qaadi doono kuwii ka danbeeyay dhacdo naxdin baddan oo xasuuq loogu geystay dad shacab ah, kuwaas oo laga helay

Miisaaniyaddaha Dhanka Millateriga Oo Korodhkii Ugu Badnaa Lagu Sameeyay Soddon Sannadood

#Araweelo_News_Network.   Stockholm (ANN)- Dunnida waxa si weyn u saameeyay dhaqaalaha iyo amniga dagaalka Ukraine oo ay ku hirdamayaaan xulufadda NATO ee Maraykanku hoggaamiyo oo taageeya Ukarine iyo Ruushka dedaal ugu jira inuu soo celiyo xullufadii dhigeeda ahayd ee Warsaw

Wiilka Afhayeenka Kremlin Dmitry Peskov Oo Ku Biiray Dagaalka Ukraine  

#Araweelo_News_Network.   Moscow(ANN)-Wiilka uu dhalay Afhayeenka Aqalka looga taliyo Ruushka ee Kremlin,  Dmitry Peskov, oo magaciisu yahay Nikolai Peskov, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Ruushka ku sheegay inuu go’aansaday inuu uga adeego dalkiisa, isagoo qayb ka noqday dagaalka Ukraine.  

Premeir Bank Oo Soo Gunnaanaday Tartankii Hal-abuurka Ganacsiga Iyo Guulaystayaasha Oo La Guddoonsiiyay Jeegag

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Bangiga Premier Bank qaybtiisa xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, ayaa soo gunnaanaday Tartanka Hal-abuurka ganacsiga oo si weyn indhaha loogu hayay. Barnaamijka HAL-ABUURKA Ganacsiga, ayaa muddadii uu socday oo ahayd Bisha Barakaysan, waxa lagala socday Warbaahinta oo

Washington Oo Ka Walaacsan Faafinta Sirta Difaaca Iyo Duuliye Loo Qabtay Kiiskaa Oo Maxkamad Lasoo Taagay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Baadhayaasha Federaalka ee Maraykanka ayaa Khamiistii shalay xidhay shaqsi lala xidhiidhinayo faafinta xogta sirta ah ee Maraykanka ee dagaalka Ukraine oo todobaadkii hore la faafiyay. Xeer Ilaaliyaha Guud Maraykanka, Merrick Garland ayaa xadhiga shaqsigaa daqiiqado kaddib shir jaraa’id

Farnce: Emmauel Macron Oo Laga Cabsiqabo Inay Galaaftaan Kacdoono Siyaasaddeed Iyo Kuwo Dhaqaale Oo Ka Dhashay Dagaalka Ukraine

#Araweelo_News_Network. Paris(ANN)-Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emmauel Macron, ayaa la kulmaya qalalaase siyaasaddeed iyo kacdoon ay suurtagal tahay inuu ku waayo kursiga. Boqollaal kun oo qof ayaa mar kale Arbacadii maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalooyinka waaweyn ee dalka, kuwaas oo si

{ }Smiley face