Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2021

Total 66 Posts

Ethiopian Government Reacts to TPLF Ceasefire

Araweelo News Network. Ankara (ANN) The Ethiopian government has stated its position on the ceasefire announced by TPLF leader Debretsion Gebremichael, in a letter to UN Secretary-General Antonio Gutteres, boldly supporting the ceasefire. Debretsion, in a letter to UN Secretary-General

“Somaliland Uma Iman Aan Daaro Ka Dhisto,Dhulka Boobo Oo Cunfi iyo Qabyaalad ka shaqeeyo, intaasiba Madaxtoyada ayay Fadhidaa” Guddoomiye Faysal

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa si weyn u dhaliilay siyaasada xukuumadda Madaxweyne Biixi, wuxuuna ku hanjabay in aannay Madaxweyne u aqoonsanayn haddii aannu doorashada Madaxtooyadda qaban wixii ka danbeeya 23 November 2022. Guddoomiye Faysal

Hoggaamiyaha TPLF Debretsion OoXabad Joojin Ku Dhawaaqay

Araweelo News Network.  Mekelle (ANN)-Hoggaamiyaha Tigray Debretsion Gebremichael, isla markaana ah Madaxweynaha gobolka Tigray ee TPLF, ayaa ku dhawaaqay xabad joojin deg-deg ah oo lagu hakinayo dagaalka muddada 13-ka bilood ka socday dalka Ethiopia. Debretsion, ayaa qoraal uu ku socod

Siyaasiyiin Iyo Khabiiro Ka Socda Shanta Soomaaliyeed Oo Gorodda Is Geliyay Dooddo La Xidhiidha Mustaqbalka Siyaasada Iyo Dhaqaalaha Gobolka

Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Siyaasiyiin, khabiiro iyo Aqoonyahan ka socda shanta Soomaaliyeed, Somalia, Somaliland, Djibouti, NFD Kenya iyo Soomaalida Ethiopia, aya isku waajahay doooddo la xidhiidha mustaqbalka bulshada Soomaalida iyo sidii u muujin lahaayeen dhaqaalahooda, cuddudooda iyo caqligooda, Dooddaha ayaa lagaga

Siyaasi Cabduqaadir Jirde Oo Ku Taliyay In Somaliland Iyo Soomaaliya Is Kaashadaan

Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Siyaasi Cabduqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah haldoorka Somaliland, isla markaana ka tisran xisbiga mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka hadlay qalalaasaha siyaasada mandaqada gobolka geeska Afrika. Cabduqaadir Jirde oo ka jawaabayay su’aalo kaga weydiiyay doorka

Dr. Cali Ciise Oo Muxuu Ku Macneeyay Shirka Heritage

Araweelo News Network. Djibouti (ANN)- Dr. Cali Ciise Cabdi oo ah aqoonyahan siyaasi ah oo khabiir  ku ah arrimaha dhaqaalaha , isla markaana Agaasime ka ah Machadka Siyaasadda Dhaqaalaha iyo Bulshada ee geeska  (Horn Economic and Social Policy (HESPI), ayaa

Somaliland: Maayar Mooge Oo Raaligelin Ka Bixiyay Hakadkii Ay Sababta U Ahaayeen Ee Shirkadda Telesom

Araweelo News Network. “Shirkadda Telesom kolay magdhaw cidi siin maysee waxaan u aragnaa raaligelintaa mid sax ah, ” Wasaaradda isgaadhsiinta Hargeysa(ANN)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo gollaha deegaanka Hargeysa ah, ayaa

Somalia: Guddidii Khilaafaadka Doorashooyinka Oo La Caydhiyay Kaddib Markii Ay Warbaahinta La Hadleen

Ra’iisal wasaaraha ayaa ku eeddeeyay in ay siyaasad uga faa’idaysteen xilka, Magaacista Xubnaha Cusub Iyo Middawga Murrasahxiinta Oo Ka Hadlay Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xilalkii ay hayeen ka qaaday qaar ka

Somalia: Rooble Oo Ka Dayriyay In Madaxweyne Farmaajo Carqaladdaynayo Doorashooyinka Dadban Ee Soomaaliya

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Doorashada dadban ee Soomaaliya, ayaa mar kale waajahday carqalado siyaasadeed oo mugdi gelinaya in ay ka qabsoonto dalka. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shalay ka dhawaajiyay in culayso baddan uu waajahayo, kuwaas oo

Somaliland: Mashruuca Ballaadhinta Biyaha Hargeysa Oo Fashilmay, Shaqaalaha Oo Mushaharkoodii Raadinaya Iyo Mareeyaha Oo Ka Jawaabay

Shirkadda Jarmalka ee Hawsha Balaadhinta Biyaha Hargeysa Gacanta Ku haysay oo joojisay shaqada kaddib Sarkaalkii u sareeyay oo dalka ka baxay iyo Xisbiga WADDANI oo Ka Halday Fashilka Mashruuca Hargeysa(ANN)-Mashruuca Biyaha loogu ballaadhinayay Maagalada Caasimadda ee  Hargeysa oo gebi ahaanba