Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2022

Total 62 Posts

Somaliland: Xildhibaano Hanjabaad U Diray Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada

“Ma jirto cid la qaybsanay shirguddoonka sharcidaradii iyo masuuliyaddaradii ka dhacday gollaha ee khaayinimada ahayd, Guddoomiyihii iyo gudoomiye xigeenkii koowaad” Garyaqaan Mustafe Axmed Khayreeye Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaano sheegay in ay yihiin aqlabiyadii gollaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si weyn

Somaliland: Xeerarka Xiisaddu Ka Aloosantay Oo Guurtida Loo Gudbiyay Iyo Xaaladda Cakiran Ee Siyaasadda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xeerarka wax-ka-bedelka iyo kaabista lagu sameeyay oo sii houriyay xiisadda khilaafka doorashooyinka, ayaa loo gudbiyay maanta gollaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland. Laxidhiidha: Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Si Lama Filaan Ah U Meel Mariyay Doorashooyin Isku Sidkan Xoghayaha Gollaha

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Si Lama Filaan Ah U Meel Mariyay Doorashooyin Isku Sidkan

Wax Ka Beddel iyo Kaabis Lagu Sameeyay Laba Xeer oo khuseeya Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Ururada iyo Axsaabta Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa meel mariyay laba mooshin oo saaka si lama filaan ah fadhigii gollaha loo hor

“No one can’t harm the cause of Somaliland either by words or actions” by Somaliland President

The reaction to the statements of the President of Somalia, Hassan Sheikh Burco The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, described the statement made by the President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, as

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Caynaba Ka Furay Mashaariic Dawladdu Fulisay

Araweelo News Network. Caynaba(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaaladda Caynaba iyo deegaamo kale oo kulaalaya badhtamaha dhulka juquraafi ahaan ay ku fadhido Somaliland. Madaxweyne Biixi oo weli ku jira socdaalkiisa uu ku marayo

President Hassan Sheikh Mohamud Rejects Somaliland Ideologies

Araweelo News Network. President Hassan sheikh Mohamud has officially rejected of the separism ideologies of somaliland. Whilst he pays his official trip in the US the preisdent of somalia said that his Government stands the unity of somalia as one

Somaliland: Xisbiga UCID Oo Ka Digay Aqbalaada Guddida Diiwaangelinta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga UCID ee mucaaradka ayaa Guddida diiwaangelinta Ururada iyo Axsaabta Qaranka u gudbiyay Dukumeentiyo ay hore uga dalbadeen oo la xidhiidha Waqtiga dib u cusboonaysiinta shahaadada Ururka iyo wixii sharciyad ah ee looga baahnaa. Saraakiil ka socday

Somaliland: Doorashada Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Iyo Dareenada Ku Xeeran

Araweelo News Network. Tallaabadii U Horaysay Ee Ay Qaadeen Guddida Doorashooyinka Qaranku Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo maalmihii lasoo dhaafay la dhammaystiray, kaddib markii gollaha wakiilladu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen saddex xubnood oo ay hore u diideen, ayaa maanta

Unions and Federations are Unsurvivable In Africa

Araweelo News Network Sharing mere ethnicity, religion, language, culture, traditions, color etc between two countries or more do not determine the creation of a union or federation or preserve the survivability of union or federation but only fair power-sharing and

Jarmalka Oo Fulin Waayay Hubka Cusub Ee U Balanqaaday Ukraine

Araweelo News Network. Berlin (ANN)-Wasiirka Difaaca Jarmalka Christine Lambrecht ayaa ku dhawaaqday Khamiista in Jarmalku uu u soo diri doono Ukraine laba gantaal MARS II,  in ka baddan iyo sidoo kale 50 gawaadhida gaashaaman ah. Sidoo kale, Jarmalku wuxuu soo