Month: October 2022
Puntland: Daad Qaaday Magaalada Qardho
Araweelo News Network. Qardho(ANN)- Magaalada Qardho oo ka tirsan Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa roobab xooggan oo ilaa xalay galab ka da’ayay magaalada iyo nawaaxigeedu sababeen khasaare ballaadhan, kaddib markii daad kasoo rogmaday roobka kala go’doomiyay magaalada. Maamulka Puntland
Ruushka Oo Ciidamo Cabsi Abuuray Kusoo Bandhigay Belarus
Araweelo News Network. Minsk (ANN)- Ruushka ayaa ciidamo horleh geeyay Caasimada dalka Belarus, kuwaas oo qayb ka ah qorshaha cusub ee dagaalka Ruushku ka wado dalka Ukraine. Belarus ayaa hore u dafirtay in ay dagaalka Ruushku ku qaaday Ukraine qayb
Dalalka Midawga Yurub Oo Qarka U Saaran Inay Isu Dhiibaan Vladimir Putin –New York Times
Araweelo News Network Washington (ANN)-Dalalka Midawga Yurub, ayaa waajahaya xaalad adag, taas oo ay suurtagal ka dhigaysa in ay isu dhiibaan siyaasada Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo xulufada uu hoggaaminayo. Warbixin lagu daabacay Wargeyska New-York times maalinimadii sabtida ahayd oo
Somaliland: Murrashaxa Xisbiga WADDANI Oo Canbaareeyay Sarkaal Xisbiga Ka Tirsan Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Agaasimihii Xarunta Dhexe ee Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Ibraahim Cartan. Sarkaalka Xisbiga WADDANI, ayaan la ogayn sababta loo xidhay, balse ciidanka Booliska ayaa saaka ka kaxeeyay xarunta Xisbiga ee WADDANI ee
Dawladda Maraykanka Oo Bannaanka Soo Dhigtay In Maxamed Bin Salmaan Ka Dambeeyo Khaarajintii Weriye Jamaal Khaashqooji
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa go’aan ku gaadhay inuu ka aarsado Maraykanka iyo xulufadiisa reer Galbeedka ah, wuxuuna ku fekeray inuu xidhiidhka Boqortooyada u weeciyo dhankaa iyo Bariga. Taasi oo ah in Boqortooyada Sucuudiga
Guddoomiyihii Telefishanka Horyaal Maxamed Cismaan Mire (Seyid), Halyey Ka Baxay Warbaahinta Somaliland
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Allah haw naxariistee Guddoomiyihii Telefishanka Horyaal24 Maxamed Cisaam Mire (Seyid) oo ka mid ahaa haldoorka Saxaafadda Somaliland, ayaa ku geeriyooday Cusbitaal ku yaal dalka Caasimadda Dalka Ethiopia, halkaas oo xaaladdiisa caafimaad ladula tacaalayay. Marxuumka oo hore
Dawladda Serbia Oo Gargaar Lasoo Gaadhay Soomaaliya, Waa Maxay Sababtu?
Araweelo News Network. Annigu Soomaaliya waxaan ka quustay sannadkii 2017, markii dowladda Koonfurta Sudan ay uugu deeqday $2 million USD. Sidaan isku lahaa way diidaysaa Soomaaliya arrintaa ayeey Guddoontay deeqdii. bal u fiirso waa Koonfurta Sudan oo xorriyadda qaadtay
Yurub Waxaa Kusoo Waahan Jiilaalka, Vladimir Putin Ayaa Sugayay Xilliga, Ruushku Muxuu Samaynayaa?
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in 30% xarumaha Korontada ee Ukraine la burburiyay. Araweelo News Network Kyiv(ANN)-Xaaladda dalka Ukraine, ayaa sii adkaanay, iyadoo dagaalku marayo siddeed bilood, waxayna weli Ruushku wadaan duqaymaha magaalooyinka waaweyn, kuwaas oo la xoojiyay kaddib
Briatin: Liz Truss Ra’iisal Wasaarihii Ugu Muddada Yaraa Taariikhda Iyo Haweenayda La Filayo In Ay La Wareegto Xilka
Araweelo News Network. London(ANN)- Liz Truss, ayaa noqotay ra’iisal wasaarihii ugu mudada yaraa ee soo mara taariikhda dalka Britain, kaddib markii khudbadeeda iscasilaada ku sheegtay banaanka Downing Street khamiisti. Haweenayda ayaa ku guuldaraysatay in ay wax ka qabato dhibaatooyinka dhaqaale
Can The Republic Of Somaliland Obtain An International Diplomatic Recognition Whilst It’s Relaying On Foreign Aids?
Araweelo News Network. Can The Republic Of Somaliland Obtain An International Diplomatic Recognition Whilst It’s Relaying On Foreign Aids? The republic of Somaliland has been chasing to obtain an official international diplomatic recognition from the world but it never achieved