TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Doorashooyinka

Total 177 Posts

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Baarlamaanka U Gudbiyay Go’aamada Guddida Isu Xilqaamay Xalinta Khilaafka Doorashooyinka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa labada golle u gdbiyay  go aamaada ay soo saareen Guddida u guntaday xalinta khilaafka siyaasadeed ee dalka ragaadiyay.   Madaxweyne Biixi oo ay Guddidu xallay sheegeen innay inuu ka aqbalay, ayaa maanta

#Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyay Mawqifkiisa Go’aamada Laga Soo Saaray Khilaafka Doorashooyinka

  “Annigu siyaasadda umma iman inaan dhiig Daadiyo, Dadka kala qoqobo, Nacayb ku abuuro, in aan cid ka aargoosto, in aan xoollo ka urursado, waxaana maanta xaqiiq ah”Cabdiraxmaan Cirro.   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa si rasmi ah uga

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Digreeto Ku Cayimay Doorashooyinka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto kusoo saaray xilliga ay dhacayaan doorashooyinka tartanka Ururada iyo axsaabta iyo doorashada Madaxtooyadda. War-safaxaeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay Shabakaddaha Araweelo News Network, gelinkii danbe

#Xisbiga WADDANI Oo Ku Mashquulsan Mawqifkooda Go’aanka Guddida Doorashooyinka Iyo Guddoomiye Xirsi Oo Iska Riixay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga ugu weyn Mucaaaradka ee WADDANI, ayaa weli ku mashuulsan mawqifkii ay ka qaadan lahaayeen go’aanka guddida doorashooyinka Somaliland Isniintii ku shaaciyeen jedwalka doorashooyinka iyo xilliga la qabanayo, iyagoo ku sheegay go’aankooda in doorashada Ururrada oo dhacaysa Desember 2023

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Soo Saaray Go’aan Malaawaal Ah Oo Tilmaamaya Sida Loo Kala Horaysiinayo Doorashooyinka Lagu Murransanaa

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray go’aan mala-awaal ah oo tilmaamaya muddada la qabanayo doorashooyinka murranka weyni ka taagan yahay iyo siday u kala horaynayaan, waxayna  Baarlamaanka (wakiiladda iyo Guurtida) ka dalbadeen innay dhammays tiraan shuruucda iyo xeerarka

#Somaliland: Go’aanka Laga Sugayo Guddida Doorashooyinku Xal Ma U Noqonayaa Khilaafka Cakiran Ee Doorashada

Maxaa Kasoo Baxay Kulamadii ? #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka ayaa weli ku jira kulamadii ay doonayeen innnay xog-dheeraad ah ka helaan jihada doorasho ee dalka loo dhaqaajinayo si looga baxo khilaafka iyo murranka sida weyn u ragaadiyay siyaasadda Somaliland.

Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay Inay Soo Saarayaan Jadwalka Doorashada

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka qaranka ayaa kulamo kala duwan maanta la yeeshay Shirgudoonada laba golle ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, kulankaa oo ahaa mid albaabada loo xidhay oo aannay saxaafadu goob joog ka ahayn. Hase yeeshee kulanaka kaddib waxa hadalo

#Somaliland: Maxkamadda Dastuuriga Ah Oo Soo Saartay Jawaab Wejigabax Ku Ah Guddida Doorashooyinka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sarre ee Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa iska fogaysay dalabka Guddida Doorashooyinka ee kiciyay khilaafka doorashooyinka ee soo jiitamayay. Maxakamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxay  go’aan ka soo saartay qoraal ay Toddobaadkii hore

Guddoomiye Cali Xaamuud Oo Maxkamadda Sarre Digniin U Diray

Guddida Doorashooyinka Oo Huriyay Khilaafka Garsoorka Iyo Sharcidejinta Ee Doorashooyinka #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa si addag uga hadlay fasiraad guddida doorashooyinka qaranku u gudbiyeen Maxkamadda Sarre oo la xidhiidha arrimaha khilaafka doorashooyinka. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Kiciyay Duufaan Siyaasadeed Iyo Khilaaf Huursanaa Oo Galaafankara

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa muujiyay walaac la xidhiidha khilaafka iyo murranka Doorashooyinka ee soo jiitamay, taas oo ay ku muujiyeen dalab ay u gudbiyeen Maxakamadda Sarre. Khilaafka doorashooyinka ee soo jiitamayay dhawrkii sannadood ee u danbeeyay markii laga

{ }Smiley face