TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Wararka Caalamka

Total 444 Posts

#Netanyahu Oo Ganafka Ku Dhiftay Kulanka Lagu Balansanaa Ee Qaahira

          #Araweelo_News_Network.   Tel Aviv (ANN)’ Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday inuu aqbalo in wefdi Israa’iil ah loo diro Qaahira maanta oo Khamiis ah si ay wadahadallo daba-gal ah uga yeeshaan suurtagalnimada heshiiska maxaabiista

#Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weerraray Markab #Maraykanku Leeyahay Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay

#Araweelo_News_Network.   Yemen (ANN)- Dagaalyahanka Xuutiyiinta ayaa Sheegatay Gantaal ay ku garaaceen Markabka Mareykanka ee ku sugan Badda Cas, iyadoo Ciidanka Badda UK ay sheegeen in Markabka Xamuulka uu soo gaadhay Khasaaro aad u yar . Xuuthiyiinta oo ay taageerto

#BRICS Isbahaysiga Dagaalka Lacagta Dollarka Oo Horseeday In Xataa Xullufadda Maraykanka Iyo Dalalka Yurub Yareeyaan Lacagta Dollarka

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron Oo Dalalka Yurub Uga Digay Lacagta Dollarka Maraykanka #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Maraykanka ayaa ka walaacsan Dhibaatooyin dhaqaale oo si weyn u gil-gila, iyadoo ay tani imanayso diyaarinta qorshaha ay ku hawlan yihiin Isbahaysiga BRICS ee la

Sacuudiga Oo Heshiis Difaaca Ah La Galay Koonfur Kuuriya

#Araweelo_News_Network.   Riyadh (ANN)–Wasaaradda gaashaandhigga Sucuudiga, Amiir Khalid bin Salmaan, ayaa kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga Koonfurta Kuuriya. labada dal ee Sucuudiga Koonfurta Kuuriya ayaa Axaddii kala saxeexday heshiis is-afgarad(MoU) ah oo lagu ballaadhinayo iskaashiga dhanka difaaca, Maamulka Barnaamijka Helitaanka

Budhcad Badeedda Soomaalida Oo Soo Laabatay Iyo Ciidamada Bada Ee Reer Galbeedka Oo Diirada Saaraya Xuutiyiinta

  #Araweelo_News_Network.     Budhcad Badeedda Soomaalida Oo Soo Laabatay Iyo Ciidamada Bada Ee Reer Galbeedka Oo  Diirada Saaraya Xuutiyiinta Hargeysa (ANN)- Badda Cas iyo Badwenta india waxa kusoo laabanay Budhcad Badeeda Soomaalida, iyadoo xiligan ay ciidamada Badda ee reer galbeedka

#Sacuudiga Oo Ku Biiray Isbahaysiga #Ruushka Iyo #Shiinuhu Hoggaamiyaan Ee Manja Xaabinaya Awoodda Iyo Dhaqaalaha #Maraykanka

Ethiopia Iyo Masar Oo Dhibaatooyinka Dhaqaale Ee Hadheeyay Kula Gal-Gashay Isbahaysiga BRICS. Bilawgii BRICS, Quluqulka Dalalka Aduunka Xiisaha Xubinimada Iyo Bartilmaameedka Isbahaysiga. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.   #Araweelo_News_Network.   Riyadh (ANN)- Dalka

Cabsida Shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka Ee Ka Caagay Badda Cas Oo Fursad Siiyay Shiinaha Iyo Khatarta Dagaalka Qaza Ee Ku Fidaya Bariga Dhexe

Maraykanka Oo Gobolka Kala Kulmaya Dhirbaaxooyin Guuldaro Ah #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Yemen(ANN)-Cabsida sii kordhaysa ee shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka iyo kuwa Britain oo ay weheliyeen kuwa xullufadda la ah, ayaa ka

#iran Oo Hawadda U Dirtay Saddex #Dayax-Gamceed Oo Cabsi Ku Riday #Maraykanka Iyo #Israel

  #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Tehran (ANN)- Iran ayaa hawadda sare u dirtay saddex dayax-gacmeed xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhexaysa quwaddaha reer galbeedka iyo Iran oo muujisay

#Xuutiyiinta Oo Gubay #Markab °Shidaal Oo Marayay  Gacanka Cadmeed

#Xuutiyiinta Oo Gubay #Markab °Shidaal Oo Marayay  Gacanka Cadmee #Araweelo_News_Network. Yemen (ANN)- Markab shidaal oo marayay gacanka Cadmeed ayaa gubanaya kadib markii ay weerar gantaal ah ku qaadeen maleeshiyaadka Xuutiyiinta Yemen, taas oo noqonay dhacdadii ugu dambeysay oo lala xidhiidhinayo

#Sacuudiga Oo Furaya #Wershadii U Horraysay Ee #Khamriga

  Balanqaadkii #MBS Ee Xidhiidhka #Israel Iyo Isbedelka #Rukumada Uu Ku #Taagnaa Sacuudigu Oo Laga Arkay #Riyadh Iyo #Qaza #Araweelo_News_Network. Riyadh (ANN)- Dalka Sacuudi Carabiya ayaa furi doonta Masnacii ugu horreeyay ee khamriga, Reuters ayaa soo werisay. Masnaca ayaa u

{ }Smiley face