Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2021

Total 89 Posts

#Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Farriin Muhiim u Ah Codbixinta U Diray Muwaadiniinta

Araweelo News Network.   Ka Daallaco Qaabka Loo Codaynayo Labada Doorasho Ee Isku Lamaan Tilmaamaha La Raacayo Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray habka loo raacayo ama nidaamka ugu haboon ee qofka muwaadinka ah codkiisa u bixinayo marka la gaadho

 #WADDANI Oo Canbaareeyay Falkii Lagu Rasaaseeyay Xafiisyada Mucaaradka

Araweelo News Network.   Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Dardaaran U jeediyay Shacbiga Somaliland Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa si ballaadhan ugu muujiyay cuddusiisa taageerayaasha gobollada dalka iyo degmooyinka, iyadoo ay maanta ahayd maalintii koowaad ee ay u lahaayeen Ololaha doorashooyinka

Britain has sent to Somaliland to International observers to monitor the elections

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)- Britain has sent observers to Somaliland to monitor the elections, which are just a few days away. A team of international observers arrived yesterday Hargeisa Egal International Airport,  The 12-member team was sent to Somaliland by 

Suxufi ma ogtahay in aad Daneeyaha Guud ee Doorashada tahay?

Araweelo News Network. By: Xuseen Cali Nuur Suxufi Ruug-cadaa ah Image File Araweelo News Network   #31-ka Bisha May ee sannadkan 2021, Jamhuuriyadda #Somaliland waxay u ballansan tahay doorashada isku sidkan oo ah nooc ku cusub dalka. Doorashadaas oo ay

#Britain Oo Doorashooyinka Somaliland Usoo Dirtay Goobjoogayaal

Araweelo News Network.   Waxay Kormeeri Doonaan Doorashooyinka Gollayaasha Deegaanka iyo Wakiillada Ee Somaliland     Hargeysa(ANN)-#Britain ayaa #Somaliland usoo dirtay Doorashooyinka Somaliland ee Gollayaasha Deegaanka iyo Wakiillada Kormeerayaal goob-joog ka noqda sida ay u dhacaan doorashooyinka oo maalmo yar

Somaliland: # SOMA Oo Ka Hadashay Doorashooyinka Fariina U Diray Suxufiyiinta

Araweelo News Network. War-saxaafadeedka Ururka Waraabinta Online-ka   Hargeysa(ANN)- Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA) waxa uu ugu baaqayaa Suxufiyiinta ka hawlgala hay’addaha warbaahinta Online-ka ee gudo iyo dibad-ba, inay ilaaliyaan anshaxa warbaahineed, isla markaana si

Midawga Yurub Oo Xukuumadda Ethopia Ku Canbaaraysay Xuquuqda Saxaafadda

Araweelo News Network.   “Xorriyadda saxaafadda waa xuquuq lama huraan ah sidaa darteedna waa in la ixtiraamo. ” Qoraalka Midawga Yurub. Baseless (ANN)-Midowga Yurub ayaa dalbaday in la baadho dilkii wariye Ethiopian ah, kaas oo horaantii May,  iyagoo dhinaca kale

Happy 18 May and 30th anniversary to the entire Somaliland nation all over the world

Araweelo News Network. Ahmed Yasin Mohamed Jama This is indeed a unique period in the development of the Republic of Somaliland, and its path to sovereignty.   In an era where most of Africa is ruled by a dictatorial government.

Riyadh: Boqortooyadda Oo Xayiraad Kusoo Rogtay Eeddaanka Salaada

Araweelo News Network.     Riyadh(ANN)-Xukuumadda Boqortooyadda Sacuudiga ee Riyadh, ayaa soo saartay xayiraad lagu xaddidayo Eedaanka Salaadda iyo sidoo kale sameecaddaha cod baahiyayaasha Masaajidda, sidaana waxa shaacisay Wasaaradda arrimaha Islaamka ee Sacuudiga. Amar kasoo baxay maanta Wasaaraddaa, ayaa lagu

Somaliland: Macallinka Dunida Ee Yagleelida Qaran Ku Dhisan Nidaamka Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka

Araweelo News Network. By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.   Somaliland,,Hargeysa(ANN)- Gobollada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maanta si rasmi ah uga bilaabmay #Ololaha doorashada Wakiillada iyo gollayaasha deegaanka ee isku lamaan, taas oo dalka ka dhacaysa