Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2021

Total 83 Posts

Somaliland: Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Oo Caydhiyay Markii Labaad Xoghayihii Arrimaha Guddaha Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Araweelo News Network.     Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa caydhiyay markii labaad muddo Afar iyo toban bilood gudahood Xoghayihii Xisbiga ee Arrimaha Guddaha Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), kaddib markii lagu eedeeyay inuu faafiyay warar aan waxba ka jirin oo

Ethiopia: Doorashooyinka Oo La Kulmay Dagaalo Kasoo Cusboonaaday

Araweelo News Network.   Addis Ababa(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday dalkaa shalay, taas aannay suurta gelin in ay dalka oo dhan ka wada dhacdo, iyadoo laga soo sheegayo dagaalo hor leh,

Somaliland: Isbahaysiga Mucaaradka Ee Labada Xisbi Oo Shaaciyay Xubnaha Shirguddoonka Gollaha Wakiillada U Metelaya Tartanka

Araweelo News Network. Sharaxaad Kooban Xildhibaanada Mucaaradku Usoo xuleen Shirguddoonka   Hargeysa(ANN)-Isbaahysiga Mucaaradka ee Labada Xisbi WADDANI iyo UCID, ayaa si rasmi ah u shaaciyay xubnaha ay qorsheeyeen Shirguddoonka gollaha wakiillada Somaliland ee cusub, kaddib markii ay si weyn ugu

Somaliland: Ministry of Foreign Affairs Unveils Book for Country Profile Recognition

Araweelo News Network.   Hargeisa(ANN)-The government of Somaliland, has unveiled a book that contains the true national data of the Republic of Somaliland, which contains national information (Somaliland Country Profile) , such as land, sea, land, nation building and its

Somaliland: Balanqaadka Maayarka Bucro Iyo Mucaaradka Oo Qaatay  Shan Magaalo Kuraasta Maayaradda Dalka

Araweelo News Network.   “Xilalka dawladdu Maaha meel laga Dayo Ilo Dhaqaale Ganacsi, Mana noqonayo kuwo,,,,” Maayarka Burco, Cabdirisaaq Heero Hargeysa(ANN)-Isbaahysiga Mucaaradka ee Xisbiyada WADDANI iyo UCID, ayaa ku guulaystay in ay hantaan kuraasta Maayaradda Magaalooyinka Laascaanood iyo Burco,  kaddib

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Haweenka Ku Hungoobay Tartankii Doorashooyinka Dalka

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay haweenka murrashaxiinta ahaa eek u hungoobay doorashooyinkii gollayaasha deegaanka iyo  wakiillada  ee dalka ka qabsoomay 31-May-2021, kuwaas oo aan aan ku guulaysan tartankii ay

Safaaradda Somaliland Ee Uk Oo Laba Gaadhi Oo Mid Yahay Kuwa Adeega Caafimaadka Ee Casriga Ah Ku Wareejisay Wasaaradda

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska, Ambassador Cabdi Cabdullaahi,  ayaa masuuliyiinta wasaaradda horumarinta caafimaadka ku wareejiyey Gaadhi casri ah oo ku qalabaysan Shaybaadhka wareega (Mobile Laboratory), kaas oo loogu talo galay in lagaga hawlgalo goobaha ka durugsan

Somaliland: Dhawaaqyada Culimida Iyo Xildhibaanada Ee Ka Digaya In La Kala Iibsado Mudanayaasha Iyo Raadka Dimuqraadiyada Iyo Sumcada Doorashooyinka Ay Ku Yeelanay

Araweelo News Network.   #Somaliland: Loollanka Shirgudoonka Iyo Laalluushka Laga Qayliyay Hargeysa(ANN)-Xarraadada Kaanbaynka loogu jiro kursiga shirgudoonka gollaha wakiillada cusub ee Somaliland ee kusoo baxay doorashadii 31 May 2021, ka qabsoontay Somaliland, ayaa si weyn looga dareemay Magaaladda Hargeysa. Axsaabta

Hoggaamiyaha Cusub Ee Loo Doortay Madaxweynaha Iran Waa Kuma?

Araweelo News Network. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Tehran(ANN)- Dalka Iran, waxa loo doortay Madaxweyne Madaxii garsoorka Ebrahim Raisi, kaas oo bedeli doona Madaxweyne Hassan Rouhani oo dalka kala soo dabaashay marxalado siyaasadeed iyo dhaqaale,

Somaliland: Ardaydii Ugu Badnayd Oo Sannadkan U Fadhisitay Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dalka Dugsiyada Siddeedaad Iyo Dhexe

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa shaaciyay tirada Ardayda ka qaybgelay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Dugsiyadda Dhexe iyo fasalka 4aad ee Dugsiyada Sare oo ay Ardaydii ugu badnayd maanta u