Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2022

Total 57 Posts

Somaliland: Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Xaalad

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday xaalad hor leh oo qaylo dhaan ah, taas oo u baahn in dad gaadhaya ku dhowaad Hal Milyan oo qof ay lagama maarmaan tahay in la gaadhsiiyo waxay cunnaan, Baad iyo

Somalia: Rooble Oo Ka Hadlay Amniga Sii Xummaanaya Iyo Doorashada

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay amniga Magaaladda Muqdisho, kaddib qarax si weyn u gil-gilay amniga oo shalay oo khasaare dhaliyay iyo doorashada khilaafka siyaasadeed iyo murranku hadheeyay. Ra’iisal wasaare Rooble,

Somalia: Growing Political Crisis and Explosions

Araweelo News Network. Somalia: Al-Shabab claims attack bombing of UN convoys, Federal Government speaks about casualties Mogadishu(ANN)- Mogadishu (ANN) -An official, with the Somali National Security Agency, has confirmed that a car bomb had exploded in Mogadishu today. The bomber

Somaliland: Maxkamaddu waxay Faraha Kula Jirtaa Sharcidaro, Cabdiraxmaan Cirro

“Kaftan igama aha, Muuse Waxaan u sheegayaa haddii sharcidarada lagu sii socdo Madaxweynayaashu way furaanayaan“ Cabdiraxmaan Cirro. Araweelo News Network. Laxidhiidha: Goboda Gundhiga Hadalka Iyo Go’aanka Cirro Published Araweelo News Network. Please share with your friends the news and information

Dekedda Berbera Taariikhda Maalin May Xidhmin Hadda Ka Hor, Waana Fashilka Xukuumadda

Araweelo News Network. “Sacad iyo Saajin waa in ay Is Casilaan oo kuraasta banneeyaan, Lacagta Macaashku waxay ku dhacdaa madaxtooyadda“ “Sannadkan ayay markii u horaysay taariikhda Dekedda Berbera xidhnayd 15 maalmood iyo 10 Maalmood, waa wax aan hore u dhicin,

Goboda Gundhiga Hadalka Iyo Go’aanka Cirro

“Maxkamaddu sharcidaray Faraha La gashay, Muusena waxan u sheegayaa,,,,,Murrshaxa Madaxweynaha Ee WADDANi, Cabdiraxmaan Cirro Araweelo News Network. Burco(ANN)-Murrashaxa Maadxweynaha doorashada Madaxtoouadda u taagan ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cabdiraxmaan Cirro) oo khudbado xidhiidha ka jeediyay kulamo

Berbera: Xiisadda Todobaadka Ka Taagnayd Marsada Ee Laysku Mariwaayay Iyo Xalka Hordhaca Ah

Araweelo News Network.  Berbera(ANN)-Xiisaad Muddo todobaad ka baddan ku taagnayad dhaq-dhaqaaqa ganacsiga iyo baddeecaddaha kasoo dega dekedda caalamiga ah ee Berbera, ayaa hakad ku jiray, kaddib markii ay soo baxeen cabashooyin iyo saluug ay gebi ahaanba muujiyeen ganacsatada baddeecaddaha kala

Somaliland: Guurtida Oo Dood Cilmiyaysan Kusoo Bandhigay Dhibaatada Waxbarashadda Dalka

Muddanayaashu Waxay Soo Bandhigeen Qorshayaal Mustaqbalka Wax Beddelaya iyo Xalka Mushkilladdaha Waxbarashadda Dalka “Dadka Miyiga Carruurtoodu Ma Helaan Waxbarasho“ Xildhibaan Dirir “Waxaan U Baqayaa Caafimaadka Iyo Waxbarashadda” Xildhibaan Indho Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa dood ay ka yeesheen

Somalia: Qodobo Laga Soo Saaray Doorashada

Araweelo News Network. Gollaha Wadatashiga Qaran Oo Bayaan Kasoo Saaray Qaabka Dhammaystirka Doorashada Muqdisho(ANN)-Gollaha Wadatashiga Qaranka waxa ay shir ku yeesheen 3 – 9 Janaayo 2022 magaalada Muqdisho, shirkaas oo ujeeddadiisu ahayd, in lagu dhammeystiro qodobadii iyo habraacyadii lagu gaarey

African Union welcomes release of Ethiopian prisoners

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-The African Union (AU) has welcomed the release of a number of political prisoners in Ethiopia. The Chairperson of the African Union Commission, Moussa Faki Mahamat, has welcomed the release of individuals opposed to the policies