Month: March 2022
Somaliland: Dhamaystirka Shirka Qabaya Qoraalka Istiraatiijiyadda Wada Xidhiidhka HIV/AIDS
Araweelo News Network. Kommishanka Qaranka Ee SOLNAC Iyo Suxufiyiinta Oo kulan Isku Waajahay Hargeysa(ANN)-Kulan lagu faaqidayay qabya qoraalka Siyaasada Qaranka ee xannuunka uu sababo fayriska sababa HIV/AIDS, ayaa lagu qabtay maanta Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Kulankaa oo uu soo
Somaliland President Speech addressed Heritage Foundation
“the world that our ultimate goal of international recognition should be granted.” President Bihi. Somaliland’s journey toward independence “my country’s progress, challenges and the role my country plays in the security, stability and economic development in our region and beyond.
Washington: Madaxweyne Biixi Oo Kulamo Xaasaasi Ah Iyo Dooddo Loo Qorsheeyay
Washington: Kulamada Madaxweynaha ayaa ah kuwo ahmiyad weyn u leh Somaliland Araweelo News Network. Hargeysa(ANN()-Madaxweynaha Somaliland, Musue Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degey Magaaladda Washington ee cariga Maraykanka. Sodaalka Madaxweyne Biixi iyo arrimaha la xidhiidha booqashadiisa
Somalia: Miisaaniyad Qabyo Ah Oo Xukuumadda Rooble Soo Bandhigtay
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa meel marisay miisaaniyad saddexda Bilood ee soo socda loo qorsheeyay in ay ku hawlgasho xukuumaddu. Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey
Somaliland: A high level delegation led by President Bihi to Washington
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi and a delegation led by him, left for the United States of America on Saturday. The President is accompanied on his visit to Washington by a
Wefdi ka Socda Somaliland Oo Socdaal Ugu Baxay Dalka Belgium
Araweelo News Network,. Hargeysa(ANN)-Wefdi ka socda Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida iyo wakiillada, ayaa safar ugu baxay dalka Belgium maanta. Wefdigaa oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee gollaha Wakiillada Cali Xaamud Jibriil, waxa xubno ka ah Guddoomiyaha Guddida Joogtada
Ukraine:Tiirka Saddexaad Ee Millateriga Ruushka Oo Si Dhab Ah U Hareereeyay Kyiv Iyo Walaaca Reer Galbeedka
Jihooyinka Dagaalka Iyo Ujeeddada Duulaanka Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Tiirka saddexaad ee ciidamadda Ruushka oo sddex mile ah, isla markaana ku gaashaaman taangiyada casriga ah, gaadiidka gaashaaman, ayaa la arkayay, iyagoo usoo dhaqaaqay dhanka caasimadda Ukraine Kyiv maalmihii lasoo dhaafay,
Somaliland Ganacsatada Oo Cirka Ku Shareertay Qiimaha Xilli Suuqyada Caalamka Shidaalka Iyo Maceeshadu Si Weyn Hoos Ugu Dhaceen
>UAE Oo Balanqaaday In La Kordhiyo Saliida Lasoo saaro si loo Xakameeyo kor u kaca >Ganacsatada Soomaalida Oo Dadkooda Ku Ciqaabaya Qalalaasaha Dagaalka Ukraine Araweelo News Network. Washington(ANN)-Suuqyada caalamiga ah ee baddeecadaha iyo Saliida ayaa hoos u dhacay 24kii saacadood
Putin Oo Laga Cabsiqabo Inuu Weerraro Dalal Kale Iyo Maraykanka Oo Hanjabaad U Diray
Putin iyo Biden Taageero Millateri Iyo Gargaar Maraykanku Sheegay Inuu Gaadhsiiyay Ukraine Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dagaalka saamaynta weyn dunida ku yeeshay ee Ruushku ku qaaday Ukraine, ayaa galay toddobaadkii saddexaad, iyadoo Madaxweyne Valadamir Putin farriin uu kula hadlay qoysaska Askarta
Reasons Why the United States Has Now Revealed Strengthening Political and Economic Relations in Somaliland
A group of prominent Republican lawmakers press Biden on Somaliland issue Araweelo News Network. Washington(ANN)- A group of members of the US Congress, one of the most popular members of the Republican Party, have called on President Biden’s administration to