Month: April 2022
Somalia: Doorashada Cabdi Xaashi Falcelinta Farmaajo Iyo Bud-dhiga Loollanka Siyaasada
Madaxweyne Farmaajo Iyo Mucaaradku Siday Uga Jawaabeen Doorashada Cabdi Xaashi? Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Guddoomiyihii hore ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ka mid ah xubnaha kasoo jeeda Somaliland ee milmay siyaasada Soomaaliya ee hirdanka dalalka shisheeye
Ukraine: Saraal U Hadlay NATO Oo Sheegay In Ukraine Iyo Xullufadu Aannay Marnaba Iska Baacin Karin Ruushka
“Ukraine Iskama Ridi karaan Ruushka xataa iyagoo taageero ka helaya Xulufada NATO, Nabadna ma jiri Doonto Yurub inta Putin uu sii joogo Kremlin.” General Sir Richard Shirreff. Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Saraal u hadlay NATO oo ka mid ah saraakiisha arrimaha
Somaliland Wasiirka Arrimaha Guddaha Iyo Wakiilka UK Maxay Ka Wadahadleen
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xafiiskiisa kulan Albaabada lo xidhay kula yeeshay Haweenayda Dawlada Britain u qaabilsan Somaliland,Ambassador Lizzia Walker oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Xafiiska Britain ee ku leedahay Hargeysa. Kulankaa
Ukraine: Zelnenskyy Oo Kasoo Hadlay Tareen Dhulka Hoose Mara Iyo Washinton Oo Wefdi Culus U Dirtay
Maraykanka Oo Wefdi Sare U Diray Kyiv, Ka Hor Booqashada Antonio Guterres Ee Ukraine Iyo Moscow Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Madaxweynaha Ukraine Voludyyr Zelnenskyy ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wahadahadal si toos ah u dhexmara Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Isagoo
Moscow: Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres Oo Isku Biimaynaya Putin
Vladimir Putin Aya Hore U Diiday Inuu Ka JawaaboTaleefoonnada Guterres Kala Qaybsanaanta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Dagaalka Ukraine Araweelo News Network. New York(ANN)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu booqdo magaalada Moscow xilli uu
Somalia: Rooble Oo Ka Halday Xildhibaanada Lagu Doortay Ceelwaaq Ee Farmaajo Ka Cadhooday
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyay xubnaha laga soo doortay Gedo ee Madaxweyne Farmaajo ku tilmaamay doorashadooda shacridaro. Laxidhiidha: Madaxweyne Farmaajo Oo Ganafka Ku Dhuftay Doorashada Kuraasta Gedo Ra’iisal wasaaraahu, wuxuu Guddida
Ruushka Oo Gacanta Ku Dhigay Gobollada Koonfur Bari ee Ukraine Iyo Isballaadhinta Galbeedka
Madaxweyne Volodymyr Zelenskyy Oo Ka Digay istiraatijiyadda Millateri Ee Ruushka. Araweelo News Network. Mascow (ANN)-Dagaalo kulul ayaa weli ka socda gobolka Kharkiv ee waqooyi Bari Ukraine iyo dhammaan dhanka Koonfurta ee Ukraine. Askarta Ukraine ayaa sii wada dagaalka ay kula
#Somalia: Qarax Lala Beegsaday Taliyaha Booliska Xijaar Iyo Xildhibaano Oo Sababay #Khasaare
Araweelo News Network. Afhayeenka Xukuumadda Oo Ka Hadlay Qaraxa Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa ka hadashay qarax lala beegsaday caawa fiidkii Huteel ku yaal xeebta Liido, kaas oo ay ka afurayeen xildhaano iyo saraakiil dawladda ka tirsan, waxana la maqayay
Vladimir Putin Oo Ciidamadiisa Dagaalka Ukraine Siiyay Awaamiir Kala Duwan
Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa amar siiyay cidamaddiisa, iyadoo ay masuuliyiinta Ukraine soo gudbiyeen codsi, xilli uu dagalka ka socda dalka Ukraine marayo meel khatar ah. Tan iyo Axaddii waxa soo baxayay in Magaaladda Mariupol oo ah