Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2022

Total 71 Posts

Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Oo Helay Codka Kalsooonida Muxuu Ka Yidhi Siyaasadiisa Ku Waajahan Somaliland

Araweelo News Network. Ra’iisal Wasaare Xamse Barre Muxuu Ka Yidhi Qorshihiisa Wadahadallada Somaliland Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta hortagay gollaha Shacabka, si uu u weydiisto codka kalsoonida kadib markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda magacaabay 15-kii Jun

Somaliland: Sixty-two years later is seeking recognition for its lost independence Four days later

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-Sixty-two years later, the Republic of Somaliland commemorates the historic anniversary of 26 June 1960, when Somaliland gained independence from the United Kingdom of (Great Britain.) The Republic of Somaliland entered into a treaty with the colonial

Somaliland: Ergada Dhexdhexaadinta Iyo Guurtida Oo Isku Murrugsan

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ergada dexdhexaadinta ee isku xilqaamay xalinta khilaafka siyaasadeed ee dalka ka aloosan, ayaa waajahay khilaaf kale oo ka kasoo dhexbaxay  iyaga iyo xubnaha Gollaha Guurtida ee furdaaminta khilaafka kala shaqayn lahaa. Laxidhiidha: Ergada Dhexdhexaadinta Oo Ka Jawaabtay

Abu Dhabi: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Galay Xaalad Caafimaad

Araweelo News Network. Abu Dhabi(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta maalmihii u danbeeyay, ayaa sheegay inuu galay xaalad caafimaad karantiin ah. Laxidhiidha: Dawladda Imaaraadka Oo Ka Hadashay Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxweyne Xasan Sheekh iyo

Somaliland: Qiimaha Laydhka Oo La Kordhiyay Iyo Saacaddaha Oo La Dhimay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirkaddaha Laydhka ee Somaliland, ayaa wax ka bedelay saacaddaha Laydhka, kaddib kulan ay yeesheen Guddida dhaqaalaha ee gollaha wasiirrad xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland iyo Kommishanka qaranka ee Tamarta. Kulankaa oo sdddex geesood ahaa ayaa qoraal laga soo saaray

Somalia: Dawladda Imaaraadka Oo Ka Hadashay Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh

Araweelo News Network. Abu Dhabi (ANN)-Dawladda Imaaraadka ayaa ka hadashay Wefdiga Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo la kulmay  Madaxweynaha dalka Imaaraadka Carabta (UAE) Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan iyo masuuliyiin kale. Lama ogga waxyaabaha dhabta

Somaliland: Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Biixi Iyo Beesha Caalamku

Arrimaha Doorashooyinka Maxay Iska Weydiiyeen? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadlashay kulan khadka Isgaadhsiinta ee foogaan-aga maqalka iyo muuqaalka ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Safiiro iyo Diblamaasiyiin Beesha Caalamka ah. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda

Moscow: Hanjabaada Ku Waajahan Lithuania Oo Xanibtay Badeecaddaha Tareenada Ruushka

Araweelo News Network. Moscow( ANN)-Maddaxa gollaha ammaanka ee Ruushka ayaa ugu hanjabay Lithuania inay waajahay cawaaqib halis ah, kaddib Talaadadii xannibaadaha ahayd ee lagu soo rogay gaadiidka tareenada ee qaada alaabta Midawga Yurub ( EU-da) ee Ruushku u diro dalalkaa.

Somaliland: Ergada Dhexdhexaadinta Oo Ka Jawaabtay Qoraal kasoo Baxay Xukuumadda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guddida Ergada xal u raadinta khilaafka xukuumadda iyo axsaabta qaranka, Sul. Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo ah isla markaana ka mid ahaa koox Salaadiin iyo Culimo ah oo shalay la kulantay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadlay

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Albaabka Ka Furay Ergada Is Xilqaantay

Maxay Iskula Furteen Kulankii U Horeeyay Madaxweyne Biixi Iyo Ergadu? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa albaabka ka furay Ergada maalmihii u danbeeyay garaacayay Albaabada Madaxtooyadda si ay xal ugu helaan khilaafka siyaasadeed ee u