Month: June 2022
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Jawaabay Dareenka Ceergaabo Ee Diidmada Loo Muujiyay Iyo Mawqifka Xukuumaddiisa Ee Doorashooyinka
“Doorashadii taagnayd ayaa layska indha tirayaa, doorashadii fogaydna waa lagu cararayaa” Madaxweyne Biixi Araweelo News Network. Ceergaabo(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo habeenkiii labaad ku sugan Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo khilaafka
Somaliland: Axsaaabta Mucaaradka Oo Sheegay In Aannay Marnaba Wadahadal Toos Ah La Gelayn Madaxweyne Biixi Iyo Xukuumaddiisa
Araweelo News Network. “Haddii aan degdeg loo soo deyn saraakiisha ka xidhan labada Xisbi iyo suxufiyiinta Gobollada Dalka Oo Dhan Mudaharaad Ayaanu Ku Qabanaynaa” Afhayeen u Hadlay Mucaaradka Hargeysa(ANN)-Afhayeen u hadlay axsaabta mucaaradka ee WADDANI iyo UCID, ayaa sheegay in
Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Wefdigiisa #Qaabkii Bulshada Ceergaabo U Qaabishay
Araweelo News Network. Ceergaabo(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo hoggaamnaya wefdi culus oo ay ku jiraan Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, Guddoomiyaha gollaha wakiillada Cabdirisaaq Khaliif iyo masuuliyiin kale oo isugu jira wasiiro saraakiil kale, ayaa ka degey
Said Jama Hussein Cause Of Death
Posted by osei donald journalist,music critic and netizen Araweelo News Network. Said Jama Hussein is a Somali academic who is dedicated to the advancement of the Somali language and linguistics. Shufbeel, a book of short stories published in 2010, was
Boqorkii ‘Sheekooyinka gaagaaban’ ee Soomaalida oo geeriyooday
“Maktabad weyn ayaa duntay, waadi cilmi sida ayaa gudhay, oo Saciid Jaamac Xuseen ayaa geeridiisa laga soo sheegay London.“ Cabdiwahaab Axmed Qoraa madaxbannaan BBC News Somali Deegaanka Yufle ee gobolka Sanaag ayuu ku dhashay mar ku beegan billowgii afartameeyadii. Waa
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Gollaha Wakiillada U Gudbiyay Xubnaha Guddida Doorashooyinka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa gollaha wakiillada u gudbiyay xubnaha cusub ee guddida doorashooyinka qaranka oo ka koobban toddobada xubnood oo ay soo kala magcaabeen Saddex xubnood oo Madaxweynaha ah, lababa xubnood oo labada xisbi
Said Jama Hussein was a well-known Somali scholar
Somaliland writer and scholar Said Jama Hussein has passed away, by, James Murua, African writer Araweelo News Network. Somaliland writer and scholar Said Jama Hussein died from cancer in London, UK on Wednesday, June 8, 2022. Said Jama Hussein
A leading scholar and true enlightenment thinker passed away – Said Jama Hussein (1942 – 2022) Nabadgelyo Macallin
Araweelo News Network. By: Jama Musse Jama @JamaMusse There is no right way to grieve and each of us reacts in our own way to the loss of a friend. Today, we have lost a dear friend whose wisdom, wit