Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2022

Total 55 Posts

Somalia Oo Diyaarinay Guluf Dagaal

Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa isu diyaarinay guluf dagaal oo ay doonayso in ay ku hanato amniga iyo guud ahaan dhulka aan gacanta ugu jirin, sidaana waxa sheegay ra’iisal wasaaraha dhowaan uu magcaabay Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh

Vladimir Putin Oo Ka Degey Tehran Iyo Kulanka Xaasaasiga Ah Ee Gobolka

Araweelo News Network. Tehran(ANN)-Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Iran, kaddib markii Diyaarad Millateri oo ah nooca gaashaamaan kaga degey dhabaha diyaaraddaha Mehrabad ee Magaaladda Caasimada ee Tehran Salaasadii maanta. Socdaalka Madaxweyne Putinayaa la xidhiidha

Somaliland: Fashilka Wadahadaladii Go’aankooda La Sugayay Iyo Jawaabta Mucaaradka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Somaliland, ayaa mar kale ku laabanay masraxa khilaafka siyaasadeed oo muddooyinkii u danbeeyay hadheeyay saaxadda siyaasadda, kaddib markii go’aan si weyn loogu dheg-taagayay maalmihii u danbeeyay oo la filayay inuu kasoo baxo kulamo dhexdhexaadin ah oo u

Somaliland: Daahir Rayaale Oo Warbaahinta Loo Diiday Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynihii jhore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin oo dalka kusoo laabtay, isagoo kasoo kicitimay dhinaca dalka Faransiiska oo muddooyinkii u danbeeyay uu deganaa, ayaa saaka kasoo degey garoonka diyaaraddaha ee Egal International Airport. Guddoomiye xigeenka labaad ee

Ukraine: Ruushka Oo Xoojiyay Weerarrada Iyo Gantaalaha Duqaymaha

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Xukuumadda Ruushka ayaa sii wadda dagaalka saamaynta baahsan ku yeeshay aduunka ee Ukraine, waxayna xoojisay xilligan weerarrada ay ciidamadeedu ku hayaan magaalooyinka dalka Ukraine iyo garaaciista gantaalaha iyo madaafiicda darandooriga ah. Wararkii saacadihii u danbeeyay sida teel

Somaliland: Sheekh Aadan Siiro Su’aalaha Ka Dhashay Geeridiisa

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) oo ka mid ahaa culimada Somaliland kuwa ugu magaca dheer, isla markaana caan ku ahaa ka shaqaynta arrimaha samafalka iyo khayriga oo uu juhdi iyo dedaal baddan geliyay inta

Biden Oo Ku Khasoobay Sacuudiga Iyo Bayaan Kasoo Baxay Dalalka Carabta

Araweelo News Network Jiddah(ANN)-Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman ayaa u sheegay Madaxweynaha Maraykanka Biden in Mareykanka uu sameeyay ‘khaladaad’ isaga oo tilmaamaya Ciraaq iyo Afgaanistaan. Maxamed Bin Salmaan, ayaa hadalkaa jawaab uga dhigay markii madaxweynaha uu ku ceebeeyay

The Somaliland Frankincense and the women called Anjanette DeCarlo affair

What was The secret agenda that Doterra gave the aid money to Anjanette DeCarlo ? Araweelo News Network. Firstly, No one is allowed to be oppressed or mistreated, whether it’s Barkhad or someone else, but the important thing to know

Somaliland Sovereign Could Be Key to Somalia Revival

Araweelo News Network. Somaliland is not breakaway or secessionist as the foes of its independence falsely claim. The people of Somalia know well that Somaliland was independent nation on June 26, 1960 while Somalia was still Italian Colony. Whether displeased

Waa Kama Rashiid Xaaji Cabdullaahi?

Araweelo News Network Rashiid Sheekh Cabdilaahi Xaaji Axmed Guuleed (Rashiid Gadhweyne), oo hooyadiina ahayd, Jawaahir Aw Maxamuud Aw Cilmi Qabile, waxa uu ku dhashay degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex, xili ku beegan 1944kii. Maadaama oo uu kasoo-jeeday laba qoys oo