Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2022

Total 55 Posts

Asmara: Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xaqiijisay Nolosha Boqolaal Dhalinyaro Ah

Araweelo News Network. Asmara(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii saddexaad booqasho ku jooga dalka Eritrea, ayaa kormeeray ciidanka Badda ee Soomaaliya loogu tababarayo dalkaa. Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegey xerada tababarku uga socdo dhalinyada loo carbinayo

Better Future Lies In Somalia and Somaliland Recognizing Each Other

Araweelo News Network. Somaliland is not breakaway or secessionist as the foes of its independence falsely claim. The people of Somalia know well that Somaliland was independent nation on June 26, 1960 while Somalia was still Italian Colony. Whether displeased

Washington: Jendayi Frazer speaks about the evolution of US policy toward Somaliland

Araweelo News Network. Washington(ANN)-“Exactly, especially when you are involved in a lot of priority problems. We have continued to maintain direct contact with Somaliland, supporting the development of electoral support systems, training, and an open leadership relationship, ”said the former

Moscow: Dhuummaha Shidaalka Ee Yurub Oo Ruushku Xidhanayo Saacaddaha Soo Socda

Vladimir Puntin Oo Hadlay xaaladda Iyo Dalalka Yurub Oo Waajahaya Masiibo Araweelo News Network Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa dalalka reer galbeedka uga digay in weerarka uu dalkiisa ku hayo Ukraine oo sida uu sheegay si dirqi ah ku bilowday

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Dawladda Sacuudiga Ugu Baaqay In Aannay Siyaasadayn Xajka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta salaadii Ciida Udxa kula tukaday shacbiga Magaaladda Hargeysa, ayaa ka hadlay qaabka ay dawladda Sacuudigu u maamushay sannadkan gudashada wa!jibaadka xajka. Madaxweyne Biixi wuxuu sheegay in shacbiga Somaliland

Shinzo Abe Ra’iisal Wasarihii Japan Oo Toogasho Lagu Dilay

Araweelo News Network. Tokyo (ANN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe 67 jir ahaa, ayaa u geeriyooday toogasho lala  beegsaday, xilli uu khudbad ka jeedinayay Jimcihii maanta Magaaladda Nara ee dalka Japan. Abe, ayaa loola cararay cusbitaalka, waxaana laysku deyay

Somaliland Iyo Ethiopia Oo Heshiis Ka Gaadhay Arrimo La Xidhiidha Ganacsiga Labada Dal

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumaddaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Federaalka Ethiopia, ayaa ku heshiisay dhawr qodob kaddib markii wefdi ka socda dawladda Federaalka oo booqasho ku yimi caasimadda Hargeysa kulamo la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo xubno ka mid ah gollihiisa wasiirrada.

Somaliland: Wareegto Kasoo Baxday Madaxtooyadda

Araweelo News Network. WAREEGTO MADAXWEYNE-07-07-2022. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray wareegto Madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-900/072022, Wareegtada oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News Network, ayaa ujeedadeedu tahay Cafis Guud oo Madaxweynuhu u

Somaliland: Go’aamada Kasoo Baxay Kulan Jilbaha Lays dhigay Madaxtooyadda Iyo Fadhiga Loo Balamay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida oo ay weheliyaan Guddoomiyha Maxkamadda Sarre, Guddoomiyha Gollaha Wakiillada Somaliland iyo koox ka mid ah Odayaasha Ergada ee xalka u raadinaysa khilaafka siyaasadeed, ayaa kulan ay jilbaha is dhigeen Madaxweyne Biixi iyo masuuliyiin kale

Somaliland: Maxaabiista Siyaasada Oo Ka Dareen Celiyay Xorriyadooda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xorriyadooda u celisay saraakiisha u xidhnaa siyaasada iyo suxufiyiin muddo 25 maalmood ah ku jiray Xabsiga Mandheera oo qiyaastii 90 KM ka xigga dhanka Bari Magaalada Caasimadda Hargeysa. Kooxda lasoo daayay Salaasadii maanta,