Month: September 2022
Kenya: Supreme Court #confirms William #Ruto’s victory against Raila #Odinga
Araweelo News Network. Odinga reacted to the decision of the Supreme Court Nairobi (ANN)-The Supreme Court of Kenya has ruled on the disputed election results, confirming that William Ruto, was duly elected as the President of Kenya in the last
Somaliland: Golaha Wakiiladu Ma Bedelayaan Go’aankii Xubnaha Gudida Doorashooyinka
Araweelo News Network. Dardaarankii Iyo Canaantii Guddoomiye Khaliif Ee Xildhibaanada Fadhiga Kasoo Xaadiray Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhaya saddex xubnood oo ka mid ahaa toddoba xubnood oo Madaxweyne Biixi usoo gudbiyay, kuwaas oo hore u waayay
Somalia Oo Ka Hadashay Qorsheheeda Ku Waajahan Dagaalka Al-shabaab
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay dagaalada ka dhacay gobolka Hiiraan iyo dadkii lagu laayay, wuxuuna ku hanjabay in ay ka xoraynayaan deegaankaa xarakada Al-shabaab oo sida uus heegay daadinaya dhiiga shacabka.
Somaliland: Fadhiga Gollaha Wakiillada Loo Balamay Iyo Doorka Khilaafka Siyaasadeed
Araweelo News Network. Xoghayaha Gollaha Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Ka Hadlay Ujeeddada Kulanka Qaatay Saacaddaha Iyo Ajandaha Fadhiga Loogu Baaqay Xildhibaanada Hargeysa(ANN)- Shirgudoonka Gollaha Wakiillada ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay Guddoomoyayaasha tobbanka guddi hoosaad ee gollaha wakiillada Jamhuuriyada Somaliland.
Somaliland: Mid Ka Mid Ahaa Halyeeyadii Saxaafadda Oo Siddeed Sannadood Kadib Geeridiisa Lasoo Bandhigay Buug Uu Qoray
Araweelo News Network. Hargeysa (ANN) – Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay Habeen hore Sabtidii oo ku beegan 2 September 2022, ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadda oo ahayd mid lagu gardaadiyay Buugga ‘Hayaankii Hilowga Arwaaxda’, oo uu
Somalia: Al-shabaab Oo Sheegatay Weerar Khasaare Dhaliyay Iyo Maydadka Dad Shacab Ah
“In la laayo dad Muslimiin ah, masaakiin ah, oo la gubo gaadiidkooda ” Ra’iisal Wasaare Xamse Barre Araweelo News Network. Beledweyn(ANN)-Xarakada Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar lagu laayay dad shacab ah deegaanka u dhexeeya Magaalada Beledwayne iyo Maxaas ee
Vladimir Putin Oo Aan Ka Qaygelayn Aaska Mikhail Gorbachev, Hoggaamiyihii Ugu Danbeeyay Midawgii Soofiyeetka
Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Vladimir Putin ayaan ka qeybgali doonin aaska Mikhail Gorbachev, hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowga Soofiyeeti oo geeriyooday Salaasadii 30 August 2022, sida uu xaqiijiyay war kasoo baxay aqalka Kremlin-ka. Afhayeenka Dmitry Peskov ayaa sheegay in “Jadwalka shaqo
The Russian Military claims success in the Ukrainian attack on Kherson
Russian forces intercept 226 HIMARS rockets over past month in Ukraine operation — Shoigu Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Russian forces shot down almost 190 Ukrainian unmanned aerial vehicles and intercepted 226 US-made HIMARS rockets over the past month in their special
Nacaybka Ka Jira Dalka Koonfur Afrika Maxaa Sababay (xenephobia Soth Africa)
Araweelo News Network. Dalka Koonfurka Afrika waxaa ka jira nacayb aad u weeyn oo taariikhi ah, kaasi oo loo qabo dadka ajaanibta ah ee ku nool dalkaa ee ka kala yimi qaarada Afrika inteeda kale. Dalka Koonfur Afrika waa dal