Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2022

Total 50 Posts

Somaliland: Maxamuud Aadan Dheri Oo Si Weyn Loogu Sagootiyay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Allah haw naxariisto waxa maanta si weyn loogu sagootiyay aas qaran oo loo sameeyay Xabaalaha Bariga Magaalada Hargeysa Marxuum Maxamuud Aadan Dheri oo ka mid ahaa haldoorka Somaliland. Aaska Marxuumka, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta hoggaanka sare

Laascaanood: Dadweynaha Oo Ka Gedooday Dilalka Soo Noqnoqoda

Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)- Dadweynaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa si weyn uga gedooday dilalka qorshaysan ee kusoo noq noqonaya Magaalada, kuwaas oo aan la helin raadkooda. Dadweynaha Laascaanood oo si weyn uga cadhaysan dilalka aan cidna loo

The White Skinned People are more Respecter In Africa Than Ordinary Black People 

Araweelo News Network.     In Africa the white skinned people are more valuable than black skinned people, not only in south Africa but whole Africa. Africans do hate themselves and they racist each other. But to the white skinned

Moscow: Madaxweyne Putin Oo Ka Hadlay Xalka Dagaalka Ukraine Iyo Jawaabaha Maraykanka Iyo Maamulka Kyiv

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Vladimir Putin ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu wadahadlo laga yeesho dagaalka Ukraine, balse waxa uu maamulka Ukraine ku eedeeyay in aanay miiska soo saarin qorshe lagu joojinayo dagaalka.   “Ruushka ayaa diyaar u

US President Biden has #signed the NDAA law considering a wide cooperation between Somaliland and the USA

Araweelo News Neteork. Washington(ANN)-President Joe Biden has signed the National Defense Authorization Act, which is a high-cost defense bill for Ukraine, Somaliland and Taiwan, by canceling the order to inoculate the US military against Covid-19. Related: REPUBLIC OF SOMALILAND Country

Biography of sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Mohamed Bin Hashim

Araweelo News Network.     Sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Mohammed (Al-Hashimi) Bin Hussein was one of the Arabian scholars that crossed the sea from Arabia to the Horn of Africa to spread Islam around 12th to 13th century. Sheikh

Paris: In France, which revived racism, three immigrants were killed

Araweelo News Network. Paris: In France, which revived racism, three immigrants were killed   Paris (ANN)-Riots have overshadowed Paris after a shooting in the city center on Friday that killed at least three migrants and wounded several others, according to

Afgenbi Loo Qorsheeyay Dawladda Jarmalka Iyo Sarkaal Sirdoonka Dibedda Ah Oo Sir U Gudbiyay Ruushka

Araweelo News Network. Afgenbi Loo Qorsheeyay Dawladda Jarmalka Iyo Sarkaal Sirdoonka Dibedda Ah Oo Sir U Gudbiyay Ruushka   Munich (ANN)-Dawladda Jarmalka, ayaa xabsiga u taxaabtay Sarkaal sare oo tirsan Hay’adda sirdoonka dalka Jarmalka ee BND, kaddib markii lagu eedeeyay

Somaliland: Warbixin Murrugo Ah Oo Kasoo Baxday Shirka Gollaha Wasiirrada

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Gollaha Wasiirrada ayaa soo saaray qodobo kasoo dhexbaxay waxyaabaha lagu naaqishay shirkii gollaha Wasiirrada ee ka qabsoomay qasriga Madaxtooyadda, kaas oo uu guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Maxamed Kaahin

“Jonathan Starr, Diinta Islaamka Ayuu Qaatay, waxaase laga Arki Doonaa Abaarso School iyo….” Cabdimaalik Coldoon

#Somaliland: Cabdimaalik Coldoon Oo Xoriyadiisa Loo Celiyay   Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah samafale muddo laba sannadood ah ku jiray xabsiga, ayaa maanta dib u helin xoriyadiisa, wuxuuna ka waramay arrimaha loo haysatay ee sababay in