Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2023

Total 53 Posts

Hoggaamiyihii Maafiyada Talyaaniga Ugu Halista Badnaa Oo Baxsad Ku Jiray Isaga Iyo Aabihii Sodon Sannadood Oo La Qabtay

Matteo Messina Denaro, Doorkiisa Lala Xidhiidhiyay  Hawlgalada Iyo Qoyskooda #Araweelo News Network.   Rome (ANN)-Dawladda Talyaaniga, ayaa si lama filaan ah gacanta ugu dhigtay Madaxa Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro oo sodonkii sanadood ee u danbeeyay baadidoonkiisa lagu jiray. Hoggaamiyaha

Ukraine: Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymaha Ruushku Ku Ciqaabayo Iyo Cabsida Dhoolatuska Millateri Ee Belarus

#Araweelo News Network. Minsk (ANN)-Belarus iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u samayn doona dhoolatus Millateri maalinta Isniinta, taasoo si weyn u cabsi gelisay Ukraine oo ka werwersan, isla markaana ka baqaysa inay horseedi karto xaalad sii kordhisa duulaanka. Laxidhiidha:

Somaliland has responded angrily to the #statement from the American Embassy.

#Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)- The government of the Republic of Somaliland has responded angrily to the statement from the American Embassy in Mogadishu, which is an insult to the existence and cause of Somaliland’s independence.   The American Ambassador to

Yaa Jeexay Xuduuddaha Sharciga Ah Afrika, Carabta Aasiya Koonfurta Ameerika

#Araweelo News Network. Qaramada Midoobay, dawladdaha Afrika, Dunida Carabta, Aasiya iyo Koonfur Ameerika ma jeexin mana samayn xuduuddaha ay leeyihiin. Xuduuddaha Afrika, Dunida Carabta, Aasiya iyo Koonfur Ameerika waxaa dhammaantood sameeyay ama jeexay dalalkii gumaysanjiray Qaaradahaas oo u badnaa Ingiriiska,

Ukraine: Britain and Poland have confirmed that they will send heavy weapons to Kyiv

#Araweelo News Network. Warsaw (ANN)-Polish President Andrzej Duda said that his country is ready to send Leopard tanks to Ukraine, responding to Kyiv’s request. The Polish government will need permission from Berlin to send German-made tanks to Ukraine, as their

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Beddelaad Iyo Xilka Qaadis Sameeyay

#Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/WM/222/1-978012023 iyo JSL/XM/WM/222-981/012023, JSL/XM/WM/222-982/012023 uu xilka qaadis, Bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.   Waxaanay

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Ku Hawlan Qorshe Dib Loogu Tayaynayo Manhajka

“Waa Inaynu Soo Saaro Ilma Aabihii Ka Fiican, Tayaynta iyo Dib u eegista Manhajka Waxbarashadda Dugsiyadda Hoose – Dhexe ee Somaliland #Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qabatay kulan qorshijhiisu yahay sidii dib u habayn loogu

Laascaanood Bayaan Lagu Daadafeeyay Baaqa Ka Bixitaanka Ciidanka Qaranka Ee Sool

#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Bayaan kasoo baxay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa lagu daadafeeyay baaqa ay Guddida dhowaan laga sameeyay deegaanka ee la baxay “Khusuusiga” ay ku dalbadeen in ciidanka Qaranka Somaliland ka baxaan gobolka.   Bayaanka jawaabta ah, ayaa

Ukraine: Gen. Valery Gerasimov, Hoggaamiye Millateri Oo Ruuskhu U Magcaabay Dagaalka

Maxaa Laga Ogyahay Generaalka Aamusan Ee Muddo Tobban Sanno Ahaa Taliyaha Guud Ee Ciidamada Ruushka? #Araweelo News Network. Moscow (ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Gen. Valery Gerasimov u magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada Ruushka ee ku sugan dalka Ukraine, kaas

Somalia Oo Ku Dhololay In Cunaqabataynta Hubka Laga Qaado Kadib Shixnado Huba Oo Maraykanku Siiyay

#Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa ku dhololay in laga qaado cunaqabataynta hubka ee qaramada Midoobay kusoo rogtay Soomaaliya markii ay burburtay dawladdii Millateriga ahayd ee Soomaaliya. Laxidhiidha: Maraykanka Oo Hub Iyo Saanad Millateri Oo Qiimihiisa Lagu Sheegay $9