Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2023

Total 52 Posts

Ukraine: Madaxweyne Putin Oo Ka Cadhooday Hub Khatar Ah Oo Maraykanku Ku Daabulay Kyiv

#Araweelo_News_Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku hanjabay inuu adeegsan doono bambaanooyinka kooxda  ah ee waxyeellada weyn iyo gummaadka sameeya ee (cluster bombs), haddii sida uu sheegay ay Ukraine sidaas oo kale sameyso. Arrinta ayaa si weyn walaac u abuurtay,

#Somaliland: Go’aanka Laga Sugayo Guddida Doorashooyinku Xal Ma U Noqonayaa Khilaafka Cakiran Ee Doorashada

Maxaa Kasoo Baxay Kulamadii ? #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka ayaa weli ku jira kulamadii ay doonayeen innnay xog-dheeraad ah ka helaan jihada doorasho ee dalka loo dhaqaajinayo si looga baxo khilaafka iyo murranka sida weyn u ragaadiyay siyaasadda Somaliland.

Al-shabaab Oo Shaacisay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Weerar Qarax Oo Lala Beegsaday Saraakiil

#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Weerarrada Al-shabaab iyo qaraxyada lala beegsanyo goobo muhiim ah, ayaa si xidhiidh ah ugu soo laabtay Soomaaliya, waxaana weerarkii ugu danbeeyay oo shalay gelinkii danbe ka dhacay Miiska saraakiisha ee kasoo horjeedka xarunta wasaarada gaashaandhiga ee dawladda Federaalka ee

Hoggaamiyayaasha NATO Oo Shuruud Ku Xidhay Ku Biiritaanka Ukraine Ee Xullufadda

#Araweelo_News_Network. Helsinki(ANN)-Hoggaamiyayaasha NATO ayaa shir madaxeedkii ka dhacay Vilnius ku heshiiyay in mustaqbalka Ukraine uu ku jiro isbahaysiga, balse waxay ka gaabsadeen innay Kyiv u gacan geliyaan martiqaad rasmi ah ama jadwal ay ku biiraan oo uu waddanku raadinayey. Intii

Madaxweynaha Maraykanka Oo Sheegay In Aan Cidna Laga Aqbalayn Ku Biiritaanka NATO

Biden Dagaalka Ukraine Muxuu Ka Yidhi? #Araweelo_News_Network.   Helsinki (ANN)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa sheegay in aannay NATO aqbalayn xubin cusub oo ku biirta inta uu socdo dagaalka Ukraine, wuxuuna sidaa ka sheegay mar uu ka  hadlayay shir madaxeedka Vilnius

Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay Inay Soo Saarayaan Jadwalka Doorashada

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka qaranka ayaa kulamo kala duwan maanta la yeeshay Shirgudoonada laba golle ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, kulankaa oo ahaa mid albaabada loo xidhay oo aannay saxaafadu goob joog ka ahayn. Hase yeeshee kulanaka kaddib waxa hadalo

Mid Ka Mida Haldoorka Saxaafadda Somaliland Marxuum Madar Cabdi Oo Loo Sagootiyay Hoygiisa Rasmiga Ahaa

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Boqlaal qof, ayaa ka qaybgalay Aaska Marxuum Suxufi Madar Cabdi Axmed oo maanta 12 July 2023, lagu aasay xabaalaha Baqiic ee duleedka  waqooyi ee Magaalada Hargeysa, masuuliyiin ka socday dawladda Somaliland, bahda Saxaafadda iyo Dadweyne tiro baddan.

#Somaliland: Maxkamadda Dastuuriga Ah Oo Soo Saartay Jawaab Wejigabax Ku Ah Guddida Doorashooyinka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sarre ee Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa iska fogaysay dalabka Guddida Doorashooyinka ee kiciyay khilaafka doorashooyinka ee soo jiitamayay. Maxakamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxay  go’aan ka soo saartay qoraal ay Toddobaadkii hore

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Murranka Doorashooyinka Iyo Arrimo Xaasaasi Ah

Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimaha khilaafaadka siyaasadeed ee kusoo noq noqda saaxadda siyaasadda Somaliland, murranka dhinacyada ku loolama hoggaaminta dalka iyo doorka Jaamacaddaha Dalka.   Muuqaalkan Ka Daawo Madaxweyne Biixi oo ka hadlaya arrimahaa

Somaliland: Guddoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbiga WADDANI Ee Doorashada Iyo Dagaalka Laascaanood

#Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooda ee arrimaha doorashooyinka murrankoodu soo laabtay, wuxuuna sheegay in Xisbi ahaan aannay ka hodhayn doorashada oo ay sugayaan jawaabta Maxkamadda Sarre. Sidoo kale, Guddoomiye