Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2024

Total 29 Posts

Israel Oo Weerar Ay Ku Qaaday Iran La Fashiliyay

Ku akhri laba daqiiqo #Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)-Israel oo maalmo miisaamaysay jawaabta ay ka bixinayso weerarrada aan horay loo arag ee Iran ee dhammaadkii toddobaadkan 13-14 April 2024, ayaa xilli danbe haneenimadii Jimcaha qaaday weerar ay u jihaysay dhanka Iran. Hase

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Shirka Gollaha Wasiiradda ?

Qodobada Shirka, Korodhka Dadka Somaliland, Doorashooyinka iyo Arrimo Kale #Araweelo_News_Network. ku akhri saddex sikin Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay qorshaheeda ku waajahan doorashooyinka la filayo dabayaaqada 2024. Sidoo kale xukuumadda ayaa soo hadal qaaday arrimaha maaliyadda, amniga tirada dadka

Iran: Dhoolatus Millateri Oo Lagu Muujinayo Guusha Weerarkii Israel Iyo Digniinaha Soo Baxaya

“Hawlgalka, weerarku wuxuu hoos u dhigay sharaftii maamulka Sahyuuniyadda Israel,” Madaxweyne Ebrahim Raisi. ” Jawaabta Israel ay qaadan doonto Waa go’aan gaar U ah”Netanyahu Post Views: 696

Bariga Dhexe Xaalladda Faraha Kasii Baxay Iran Iyo Xullufadda Israel Oo Isku Murgay Iyo Digniinta Midawga Yurub

  Iran oo laga cabsi qabo innay qaado weerar Ballaadhan oo aan ku koobnaan Israel Oo keliya Iyo Israel oo laga filayo Jawaab #Araweelo_News_Network Tehran (ANN)-Khatarta iyo cabsida xiisadda colaadda Bariga dhexe ayaa sii xooggaystay, wixii ka danbeeyay weerarkii Iran

Israel Weerarka Iran Ee Ka Gudbay Xuduuddaha Oo Dhaliyay Khasaare

Madaxweyne Biden Sidee Uga Falceliyay Weerarka Gantaallaha Iyo Diyaaraddaha Drones Gantaallada ballistic-ga ah Iran Oo  Burburiyay Saldhigga Hawadda ee Nevatim ee Koonfurta Israel Weerarka waxa Barbar soday weerar kale oo lagu qaaday Raadaalka Israel iyo Internetka #Araweelo_News_Network: Tel Aviv (ANN)-Israa’iil

Markabka Dagaalka Ee Faransiiska Oo Ka Cararay Biyaha Badda Cas Iyo Xuutiyiinta Oo Maraykanka Hordhigay Shuruuddaha Mawqufkooda Weerarrada Maraakiibta Iyo Dagaalka Qaza

“Waxaan jecelnahay in xal diblumaasiyadeed la gaadho. Waxaan ognahay in aannu jirin xal Millateri oo guul keenaya,”Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Yemen “Weli waxaan haynaa waxyaabo baddan oo la yaab leh oo Millateri, waxaana jira hawlgallo ciidan oo

Middle East: Cabsida Weyn Ee Laga Muujiyay Iran Oo Hadhaysay Bariga Dhexe Iyo Dunida Reer Galbeedka

Maraykanka Iyo Israel Oo Wadnaha Farta Ku Haya Weeraro Kaga Yimaada Iran Iyo Gamcaheeda Oo Aan La Xaqiijin Goorta Ay Dhacaayaan, Goobbaha Iyo Nooca Ay Noqonayaan Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.   #Araweelo_News_Networ.

Diyaaraddaha Iran Oo Wax Ka Beddelay Dagaalka Suudaan Ee Sannadka Galay

Araweelo News is an Associated Network News The most trusted source for newsollow us and Like on Facebook https://facebook.com/Araweelonews
#Araweelonews is a Associated Network News The most trusted source for news & Political/ investigation reports/ Human Rights Issues/Educations/Social affairs and .

A Vietnamese billionaire is facing a tragic death after being found in one of the biggest scams in history

“I am so angry that I was stupid enough to get involved in this very fierce business environment, the banking sector  which I have little knowledge of.”She said, according to Vietnam state media. The campaign has seen two presidents and

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dalal U Holladay Aqoonsiga Somaliland

  #Araweelo_News_Networ.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta boqolaal shacabka Magaalada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa ka Hadlay Arrimo baddan oo dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga ah. Madaxweyne Biixi, wuxuu sheegay in in dhawr mar oo ay dalalka