Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2022

Total 71 Posts

Washington: Madaxweyne Biden Lagu Dhaliilay Inuu Dalku Musalafay Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Xaaladda

Warqad Shirkaddaha Waaweyn Madaxweyne Biden U Qoray Oo Xanbaarsan Cannaan Kulul iyo Booqashada U Qorshaysan Ee Sacuudiga Oo Calaamatu Su’aal La Geliyay Araweelo News Network. Washington (ANN)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa lagu dhaleeceeyay inuu yahay anshax ahaan mid dalkiisa

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Diiday Saddex Xubnood Guddida Doorashooyinka Qaranka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanaayasha Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa saddex xubnood oo ka mid ah toddobada xubnood ee Guddida Doorashooyinka dhowaan loo soo xulay oo saaka la horgeeyay daaqada ka saaray. Fadhiga gollaha wakiillada ee Isniintii Maanta, ayaa la horgeeyay

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Sheegay In Warancade Iyo Maayar Mooge Aannay Waxba U Diran

“Maxaabiista Mandheera waxay ka cabanayaan Taliyaha Jeelka, Booliskana waxaan leenahay,,,”Afhayeenka Mucaaradka. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa dhankiisa sheegay in aannay ka wada hadlin arrimaha ay saxaafada u sheegeen La Taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cali Maxamed Warancade

Siciid jaamac,Wuxuu Ahaa Nin Ummaddaha Wada Gaadhay, Dr. jama@Muse

Marxuum Siciid Jaamac, wuxuu ahaa Encyclopedia, sida uu sheegay Martin Orwin “Hadday Ummada Soomaalidu leedahay qof xoroobay, hadaynu leenahay Indheer-garad, wuxuu ahaa Siciid jaamac,nasiibku kuma simin Buugga lagu sharfayay ee ay qoreen dadyow kala duwan oo ajaanib ah in lasoo

Somaliland: Madaxweynuhu Ilaa Hada Albaabka Kama Furin Dadkii Arrinta Ku Guntaday,Faysal

“Raggii ila soo hadlayay ee lahaa ku gunto Faysalow, waxaan leeyahay maanta anniga gacanta iiguma jiraan.”Guddoomiyaha UCID. “Doorashada Madaxweynuhu waa dawadda keliya ee lagu baxsan karo” Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si

Somaliland: Mucaaradka Iyo Xukuumadda Oo Heshiis Xumad Jebin Ah Laga Dhex Sameeyay

“Maanta ayaa ugu Danbaysa Malayshiyaad Magaalada Dhexjooga, Xukuumaddana…” Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xiisadda siyaasadeed ee xukuumadda iyo mucaaradka, oo maalmihii u danbeeyay cirka isku shareertay, ayaa laga sameeyay wax-xooggay heshiid xumad jebin ah oo ishaaraya ifafaale lagu dejinayo xiisaddaa oo sababtay

Maxaad Ka Taqaan Dhirta?

Wax ka Baro Dhinta iyo Noocyadooda Araweelo News Network. Magaca soomaaliga: #Dhikri/#ColloriyeMagaca carabiga:      #نبات_العنشطMagaca qalaad:      #Birch_leaved_acalyphaQoyska geedka:       #Euphorbiaceae Dhikrigu waa geed gaab yar oo xooluhu daaqaan. Wuxuu ku suntan yahay caraf udgoon oo la dareemo marka caleemihiisa la soo gooyo

Maxaa Laga Dhaxlay Midnimadii Somaliland Iyo Somalia

Araweelo News Network. Midnimadii fashilantay ee dhexmartay Somaliland iyo Somalia 1960 waxaa laga dhaxlay masiibo lama illaawaan ah oo ay sabab u ahayd dawlad ku salaysnayd Somaliweyn fawdo ah oo dal iyo dawlad aan la kala lahayn oo muwaadinkii laga

Siciid Jaamac Xuseen 1942-2022: Magac waa meel lagaa yaqaan!

Araweelo News Network. Ambassador Barkhad Kaariye Goblantooy adduunyooy, Guryo ba’ay ma waydide, Saakana ma geeraa! Garashiyo sokeeyiyo, Ruux laga gabbada iyo, Birma-geydo ma lahoo, Waa goor xun socotee, Caawana ma gudaysaa, Sidii gaade amma tuug! Kollay lama gafaayoo, Godka lama

Ukraine: Russian forces are moving closer to gaining full control of the town of Severodonetsk

The United Nations has warned of a crisis and the humanitarian threat in Ukraine Araweelo News Network. The European Commission recommends granting EU candidacy status to Ukraine and Moldova. Ukraine (ANN)-The United Nations’ humanitarian agency OCHA raised concerns that the