Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2023

Total 53 Posts

Ukraine: Booqashada Wasiirka Jarmalka Oo Uga Dartay Xaaladda

#Araweelo News Network . Kharkiv (ANN)-Ruushka ayaa ka cadhooday Haweenayda Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jarmalka, Annalena Baerbock oo Salaasadii booqasho aan hore loo shaacin ku tagtay Magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine ee Kharkiv oo ku taal bariga dalka, isla

Tehran: Xukuumadda Iran Oo Dil Ku Xukuntay Saddex Qof Oo Muwaadiniin Ah

#Araweelo News Network Tehran (ANN)- Xukuumadda Dalka Iran ayaa ku xukuntay dil deldelaad ah Javad Rouhi oo lagu eeddeeyay inuu ahaa ninkii ka danbeeyay kacdoono rabshada watay oo dalka ka dhacay September dabayaaqadii 2022. Xukunka dilka ahaa ee ugu dambeeyay

“Reer Hawd Baanan Ahayn Oo Faanka Ma Aqaan,” Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland

“Eng: Cali Xoor Xoor Wuxuu Ahaa Markabkii Soo Badbaadiyay Qaranka” Wasiir Mustafe Goddane #Araweelo News Hargeysa(ANN)-“Reer Hawd Baanan Ahayn Oo Faanka Ma Aqaan,” sidaa waxa yidhi, Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyaynta ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mustafe Maxamed Goddane, isagoo hadal

Somaliland is putting the ancient Perfume trade in Frankincense and Myrrh at Risk

The Bible refers to how these animals carried the gifts to Bethlehem where it is believed that Jesus was born #Araweelo News Network. “London(ANN)-The gold, frankincense and myrrh that the three wise men brought to Jesus as a child must

Washington: Maraykanka Oo Hub Iyo Saanad Millateri Oo Qiimihiisa Lagu Sheegay $9 Million Dollar Ku Wareejiyay Dawladda Soomaaliya

#Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Dawladda Maraykanka, ayaa hub iyo saanad Millateri oo qiimihiisa ay ku sheegtay $9 Million dollar, taas lagu wareejiyay dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta Twitter ee safaaradda Maraykanka ee Muqdisho, ayaa lagu

Somaliland: Nuqulka Rasmiga Ah Ee Bayaan Kasoo Baxay Shirarka Nabada Ee Xalka Loogu Raadinayo Xiisaddii Laascaanood

#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Qodobo hordhac u ah Shirarka la doonayo in xal loogu helo xasiloonida xarunta gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood, ayaa lagu sharaxay qorshaha dadka deegaanka ee Garaadada, Cuqaasha iyo Odayaasha waxgaradka. Shirka oo maanta oo Axad ah ka

“Dawladda Somaliland Iyo Dadka Laaascaanood waxaan Leenahay Dhiig Daata Khayr Kuma Imanayo, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Arrinta Sool

#Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacbiga Magaalada Laascaanood in aan loo baahnayn dhiig daata, isagoo jeediyay in xiisadda Laascaanood looga baahanyahay dawladda Somaliland inay xaliso.   Laxidhiidha: Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland

Jooji Waxbarshadda

#Araweelo_News_Network. Let’s stop JOOJI WAXBARASHADA: 1: JOOJI Waxbarashada oo ha aadin ( Jaamacad, Dugsi Sare iyo Dugsi Dhexe toonna), haddii aanay Waxbarashadu wax ka bedelayn, Hab-fakarkaaga, akhlaaq-daada, garaad-kaaga, dhaqan-kaaga, iyo suluugaaga. 2: JOOJI Waxbarashada, haddii aanay gebi’ ahaanba noqonayn furahaaga

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Gaadhay Laascaanood

“Nabadgelyada Labada Gamcood ayaynu ku qabanaynaa, Xukuumaddana,,,” Maxamed Kaahin, Wasiirka Arrimaja Guddaha Somaliland. #Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaddib markii ay halkaa

Ukraine: Maraykanka Iyo Jarmalka Oo Ku Heshiiyay inay Ku Biiraan Faransiiska Oo Taangiyada Dagaalka ee U Diraya Kyiv

#Araweelo News Network   Kyiv(ANN)-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky oo dalkiisu la daalaadhacayo dagaalka sannadka kusii socda iyo burburka Magaalooyinka ee sabbaay dhibaatooyinka aan laga soo waaqsan, ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Maraykanku ku siinayo Ukraine baabuurta dagaalka ee hubaysan markii