Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2023

Total 50 Posts

#Somaliland Oo Xukun Dheer Ku Riday Nin Lagu Eeddeeyay Al-shaabab

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Ciidamadda ee Somaliland, ayaa maanta xukun ku riday Nin lagu eeddeeyay inuu xidhiidh la lahaa Al-shabaab, isla markaana ahaa wakiil u jooga Somaliland. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland oo ku taariikhaysan 11 Jun 2023, ayaa

# Weerane: Taariikhda Markhaatiga U Ah Halyeeyga Qoraaga Buugga Maxamed Baaruud

Somaliland: Madashii Loo Golleeyay Bandhiga Buugga #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madal si ballaadhan loo golleeyay, ayaa lagu soo bandhigay Buug si weyn loo sugayay oo uu qoray Halgamaa Maxamed Baaruud Cali oo ka mid ah Haldoorkii iyo aqoonyahankii ibafuray halgankii lagu waajahay

My opinion regarding the case of Abdirisak Khalif Ahmed, former chairman of the House of Representatives of SOMALILAND

#Araweelo_News_Network. Abdirisak Khalif is traitor and anyone who defend him is a traitor too. SOMALILAND should have a new chairman of the house long ago In my opinion and within the law, Abdirisak khalif has left the country so what

#Somaliland: Dacwadda Guddoomiyaha Gollaha Wakiilladda Oo Asqaysay Saaxadda Siyaasadda

Doodda Guddoomiye Ku Xigeenka Cali Xaamud Jibriil Iyo Kulankii Lagu Naaqishay Arrinta Guddoomiye Khaliif Oo Ku Dhammaaday Natiijo La’aan   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku mashuuqlsan xiisadda ka dhalatay dacwadda Xeer-ilaalinta Qaranku kasoo gudbisay Guddoomiyaha gollaha wakiillada Somaliland,

An open letter to the UN Security Council in connection with the latest press release in the Sool region of Somaliland

#Araweelo_News_Network.   An open letter to the UN Security Council in connection with the latest press release in the Sool region of Somaliland. 09/06/2023 This UNSC biased press release is written and influenced by Somali Ambassador to the UNSC Osman

Buugga Ay Qortay oo Manfac Weyn u Leh Bulshada Ayaa Gubtay Daabacaadii Koobaad Ka Hor intii aannay soo Bandhigin

“Waxa Gubtay daabacaadii u horaysay  oo ahayd 394, “Habeddelin Haybaddaada “marnaba kama niyadjabayo inaan Bulshadayda usoo bandhigo natiijadda Buugga aan ku tabcay muddada sanaddaha baddan ah” ayay tidhi, Naciima Cabdiraxmaan Shire Qoraaga Buugga   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Naciima Cabdiraxmaan Shire, waa gabadh

“The statement issued by the UN Security Council in LasAnod does not seem to reflect reality: “The Ministry of Foreign Affairs of Somaliland

#Araweelo_News_Network. Hargeisa)ANN)-The government of Somaliland expressed its concern today about a statement issued by the United Nations Security Council on the situation in Lasaanood on Wednesday, but the Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland described as a

#Somaliland: Qaadlayaasha Oo Qaaday Dagaal Dhaqaale Oo Dhabar-jab Ku Ah Qaranka

  Hargeysa(ANN)-Shirkaddaha ka ganacsada Qaadka iyo Diglayaasha, ayaa bilaabay qorshe ay ku dhabar-jebinayaan dhaqaalaha qaranka xilli uu qaranku ku jiro dagaalka Laascaanood ee sida weyn u taabtay dhaqaalaha dalka iyo dakhliga dawladda. Qaadku wuxuu ka mid yahay ilaha dhaqaalaha ugu

Ukraine: Masiibadda Ka Dhalatay Kaydka Biyaha Dhaamka Ugu Weynaa Ee Kherson Oo Gaadhay Gollaha Amaanka

#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Gollaha Amaanka ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay masiibadda dhaamka kaydka Biyaha ee ugu weynaa Ukraine oo sababay masiibo bina’aadanimo, isla maraana geystay khasaare in kumaan guri ay ka cararaan dadkii ku noolaa oo laga daadgureeyo si looga samatabixiyo

#Somaliland: Guddoomiyaha Gollaha Wakiiladda Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Qoraalka Hay’addaha Garsoorka

#Araweelo_News_Nerwork. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha gollaha wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa si kulul uga jawaabay qoraal kasoo baxay maanta Maxkamadda sare iyo Xafiiska Xeer-ilaalinta qaranka. Qoraalada Xeer-ilaalinta iyo Maxkamadda sare, ayaa la xidhiidhay nuxur ahaan kuwo tilmaamaya dacwad ka dhan ah Guddoomiye