Month: October 2023
Qaza: Xamaas Oo Sii Daysay Maxaabiis Iyo Israel Oo Qirtay In Dagaalku Qaadanayo Billo
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Israel ayaa sheegtay in dagaalku sii socon karo muddo, iyadoo muujisay cabsida in dagaalku u dhexeeya Xamaas inuu noqdo mid ku fida gobolka, waxayna arrintan kusoo beegantay. Iyadoo Xamaas sii deysay maxaabiis kale oo Yuhuud ah. Laxidhiidha: Israel
#Ciraaq: Tafiirtii #Hoggaamiyihii Carbeed Ee Dalkaa #Sadaam Xuseen Oo La #Ugaadhsanayo
Gabadh Uu Dhalay Sadaam Oo Maxakamadi Xukun Ku Riday #Araweelo_News_Nerwork. Baqdaad(ANN)-Dalka Ciraaq Maxkamad ku taalla magaalada Caasimadda ah ee Baqdaad, ayaa soo saartay xukun si weyn doodo uga dhasheen, kaddib markii xaakin Maxkamadeed soo saaray Axaddii
Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Ku Fidaya Gobolka
Israel Oo Masaari Ku Dishay Xadka Iyo Duqaymo Lala Beegsaday Maraykanka #Araweelo_News_Network. Ramallah(ANN)-Yuhuuda ayaa diiday innay joojiso garacista, iyadoo weli ka wada dhulka Falastiin duqaymaha ay hore ugu burburisay Qaza. Xerada Qoxootiga ee Jenin oo ka mid ah dhulka ay
Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Gilgilay Xasiloonida Aduunka Iyo Hoggaamiyayaal Xal U Raadinaya
#Araweelo_News_Network. Cario (ANN)-Hoggaamiyayaal caalami ah ayaa ku sugan dalka Masar, kuwaas oo ka qaybgelaya shir madaxeedka la doonayo in lagaga hadlo dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo kooxda Xamaas ee Falastiin oo si weyn u gilgilaya xasiloonida dunida ee sii xumaanay,
The government of Somaliland has spoken strongly about the action taken by the federal government of Somalia SSC.
#Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)-The government of Somaliland has spoken strongly about the action taken by the federal government of Somalia SSC. A press release issued by the Government of Somaliland was titled as follows: “The Government of the Republic of Somaliland
#Xamaas Oo Sii Daysay #Maxaabiis Dagaalka #Israel Lagu Qabtay
#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Xukuumadda Washingtion ayaa xaqiijisay sii deynta qaar ka mid ah maxaabiista ay kooxda Xamaas ee Falastiin afduubeen todobaadkii hore Oct, 7 2023, markii ay weerarka ku fuliyeen guddaha Israel. Xoghayaha AAntony Bilnken ee Maraykanka, ayaa sheegay in
#Washington: Yuhuuda Maraykanka Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xasuuqa Falastiin Iyo Duqaynta #Qaza
“Magacayaga Juwish yaan loo addeegsan in lagu xasuuqo Falastiin, Dawladda Israel waa innay joojisaa xasuuqa iyo Duqaynta Qaza” Yuhuuda Maraykanka > US: Jews say cease fire in Gaza ” Jews Community at Capitol USA #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Kumanaan Yuhuuda dhaladka ah ee
Sheegashada Maraykanka Ee Ah Innay Soo Rideen Diyaaraddo Iyo Gantaallo Xuutiyiinta Yemen La Beegsadeen Israel
#Araweelo_News_Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Washington(ANN)- Markabka Maraykanka ee USS Carney, oo ka mid ah maraakiibta hagista gantaallaha ee ciidamada Badda Maraykanka ee ku sugan Waqooyiga Badda Cas, ayaa Khamiistii soo riday gantaallo
Ethiopia: Damaca Badda Cas, Dareenka Cadhada Ah Ee Eritrea Iyo Xiisadda Gobolka
#Araweelo_News_Network. Ethiopia: Damaca Badda Cas, Dareenka Cadhada Ah Ee Eritrea Iyo Xiisadda Gobolka Asmara (ANN)-Xiisadda sii kordhaysa ee Badda Cas iyo damaca Ethiopia oo shaki geliyay dalalka gobolka, kaddib markii Ra’iisal wasaaraha Ethiopia, Abiy Axmed Baarlamaanka ka jeediyay
Federal government of Somalia’s Adversaries Aim is to destabilize and Divide Somaliland into small regions
#Araweelo_News_Network. Federal government of Somalia’s Adversaries Aim is to destabilize and Divide Somaliland into small regions The news released today by the federal state of Somalia regarding the SSC Khaatumo statement is absurd and violates Somaliland’s sovereignty. LasAnod city is