Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2023

Total 34 Posts

Israel iyo Xamaas Dagaalka Oo Galay Maalintii 43-aad Iyo Warbaahinta Reer galbeedka Oo Shaacisay Khilaaf Xamaas iyo Iran Soo Dhexgalay

 Wadahadallada sii deynta la haystayaasha ayaa sii xoogaystay   #Araweelo_News_Network. Tehran(ANN)- Dagaalka Israel iyo Xamaas ayaa galay maalintii 43aad, iyadoo xaalladdu sii adkaanay, isla markaana waxa jira jira warar kale oo sheegaya inuu jiro kulan dhexmaray Iran iyo Xamaas. Kulanka

Madaxweyne Biden Iyo Masuuliyiin Xukuumaddiisa Ah Oo Lagu Oogayo Denbiyo Dagaal Iyo Xasuuqa Qaza

Koonfur Afrika Oo Dacwad Ka Gudbisay Israel Iyo Dareenka Caalamka Ee Sii Kordhaya #Araweelo_News_Network.   Washington(ANN)-Dareen-celinta caalamiga ah ee ka dhanka ah Israel duulaanka ay ku hayso Qaza iyo xasuuqa shacabka Falastiin, ayaa sii kordhay. Sacuudi Carabiya iyo Koonfur Afrika

#Israel Oo Duqaysay Guriga #Hoggaamiyaha Ururka Xamaas Ismail #Haniyah

#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)- Xaalladda Dagaalka Israel ee duulaanka Qaza, ayaa sii xumaanay, iyadoo dagaalku galay maalintii 41-aad, isla markaana ay weli sii socdaan duqaymaha aan loo meel deyin, iyadoo aannay gebi ahaan shaqaynayn Cusbitaalada Qaza. Dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamaas  oo maraya meel

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Xilka Qaadis Iyo Isku Shaandhayn Gollihisa Wasiirrada Ku Sameeyay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray digreeto magcaabis iyo xil ka qaadis uu ku sameeyay qaar ka mid ah xubnaha gollaha wasiirada. Sida lagu shaaciyay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Salaasadii oo ku taariishaysan 14

#Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda IyoTaliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Oo Geeriyooday

Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi Iyo General Mohamed Hassan Abdullahi Jidhif Oo Geeriyooday #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-General Maxamed Jidhif Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland  iyo General Maxamed Xasan Jidhif, Ioo ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka, ayaa ku kala

#Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Loo Qaybiyay Xeerarka Doorashooyinka Iyo Doodaha Siyaasadda Dalka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha gollaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigoodii saaka loo qaybiyay xeerarka doorashooyinka ee wax-ka-bedelka iyo kaabista lagu sameeyay, kaddib markii ay gollaha wakiillada oo ka duulaya go’aamadii lagu soo afjaray khilaafka doorashooyinka ee ka yimi Salaadiinta iyo Odayaasha Guddida BHJ,

#Somaliland: Fadhigii Gollaha Guurtida Oo Baaqday Iyo Dareenka Ka Dhashay

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Fadhigii gollaha guurtida Somaliland, ayaa baaqday kaddib markii ay kasoo xaadiri waayeen xildhibaano baddan oo danahooda ku foofay, isla markaana la waayay tirada Kooramka ee loo baahnaa si fadhigu u furmo. Guddoomiyaha Gollaha Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii

#Qaza: Millateriga #Xamaas Oo Shaaciyay Tirada #Khaasaraha Millateriga #Israel Guutooyinka Iyo #Taangiyada La #Gubay

  >Khabiirka arrimaha Millateriga Major General Fayez Al-Duwairi ayaa ka hadlay Sida loo Qaawiyay Kibirka Israel Iyo Xullufadda Maraykanka   “Waxaan diiwaan gelinay burburka in ka baddan 160-ka mid ah Taangiyada iyo gaadiidka dagaalka ee Israel, welina,  “Afhayeenka Garabka Millateriga

#Somaliland: Dalabka Xeer Ilaalintu Ku Dalbatay In Sharciga La Hor Keeno Cida Dalka Soo Gelisay #Bariiska La Qabtay Iyo Dooddaha Ku Xeeran

Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex, ayaa dalbatay in sharciga la hor keeno cida dalka soo gelisay Bariis ay Hay’adda dhawrista Tayadda Somaliland qabatay, oo abuuray dooddo iyo su’aalo

Dalalka Cilaaqaadka Dublamaasiyada U Jaray Israel Oo Sii Kordhaya

> Turkiga, Chad iyo South Africa Oo Ku Biiray Dalalka Xidhiidhka U Jaray Israel > Jordan, waa dalka keliya ee Carbeed ee Qaatay Go’aanka, Bolivia, Colombiya, Chile Oo Ciqaab Uga Dhigaya Israel Innay Xidhiidhka U Jaraan #Araweelo_News_Network.     Johannesburg