TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Eritrea

Total 94 Posts

#Dahabshiil Motors Oo Keentay #Somaliland Iyo Geyiga #Soomaalida Gaadiidkii Ugu Danbeeyay Ee Wershedduhu Soo Saaraan 2024

#Dahabshiil Motors, Baabuurta Casriga Iyo Bushaarooyinka Cusub “waxa noo badbaaday Biilalkii Xaafaddaha, waxan helay Baabuur cusub oo aan ahayn mustacmal, qub-qacdii hore waan kaga baxnay iyo maalinba meel jabta” macaamiisha Dahabshiil Motors. #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance

#Ethiopia: Foreign Nationals Will Be Allowed To Own Property In Ethiopia” : PM #Abiy Ahmed

> Ethiopia: “PM Abiy wants to change the culture and allow foreign investment in Ethiopia, He thumbs down the culture of closure inherited from centuries of imperialism and communism > Somaliland who have already been the lamp and light of

The Gulf of Aden and the Red Sea Both have become battlegrounds between the Houthis and US forces in the region

  #Araweelo_News_Network. Sana’a (ANN)-The Yemeni island near the Red Sea next to the UAE, Both the Gulf of Aden and the Red Sea have become battlegrounds between the Houthis and US forces in the region. As Yemen’s Houthi rebels continue to target

#Somaliland:Taliyihii Faafiyay Wararka Shakiga Abuuray Ee HIV/Aids Oo La Xidhay

#Somaliland: Taliyihii Faafiyay Wararka Shakiga Abuuray Ee HIV/Aids Oo La Xidhay #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gaashaanle Dhexe Cabdisalaan Diin-qale oo ka mid ah Saraakiisha Booliska Somaliland, ayaa lagu xidhay Magaalada Hargeysa Taliye Diin-qale, ma jiro wax war ah oo ay Taliska Guud ee

#Somaliland: Saddexda Xisbi Oo Ku Heshiiyay Dhawr Qodob

  Guddoomiyaha UCID Faysal  Oo Ka Hadlay Arrimaha Laga Heshiiyay #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo maalmahan kulamo uga socdeen Hargeysa, ayaa isla qaatay dhawr qodob oo muhiim ah. Kulankii u danbeeyay ee saddexda Xisbi Qaran ee Somalilland

#Ethiopia: Shuruuc Cusub Oo Fursad Siinaya Ganacsatada Ajaanibka

    #Araweelo_News_Network Addis Ababa (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in dalkiisa doonayo innuu soo saaro sharci ay dadka Ajaanibta ahi ku yeelan karaan hanti ma-guurto ah, taasoo qayb ka ah qorshaha ballaadhan ee waddanku ku doonayo inuu

#Somaliland: Guddoomiyaha Aqlabiyada Mucaaradka Ee Gollaha #Wakiiladda Cali Xaamud Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Madaxweynaha #Somaliland U Baahantahay

#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Guddoomiye ku xigeenka Gollaha Wakiilladda Somaliland, Cali Xaamud Jibriil oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyada Mudanayaasha Wakiillada ayaa sharaxaad ka bixiyay xaaladda xilligan ee Somaliland, isagoo sidoo kale sawiray muuqaalka ay doonayaan inuu yeesho Madaxweynaha Qaranka iyo qaabka ay doonayaan innay

#Ethiopia: Lacag Lix Bilyan Oo Bir Ah Oo Laga Dhacay Bangiga Dawladda Iyo Digniinaha Lagu Doonayo In Lasoo Celiyo

    #Araweelo_News_Network.   Addis Ababa(ANN)-  Bangiga Dawladda Ethiopia ayaa abaabulaya guddi hawleed si uu u soo ceshado lacag 6 bilyan oo Birr ah oo ku luntay qaab tuuga ah “system failure Arrintan ayaa timi Maalin kaddib markii la sheegay

#Somaliland: What does We have to do to get a #recognition from the international Community?

#Araweelo_News_Network #Somaliland: What does We have to do to get a recognition from the international Community? said Awale Shirwa, the former Minister of Planning of Somaliland, and one of the academics who spoke about Somaliland’s issues, said in his article

#Somaliland: Shirka Amniga Qaranka Iyo Digniinta Shirkaddaha Laydhka

Shirka Amniga Qaranka Iyo Digniinta Shirkaddaha Laydhka #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- wasaaaraddaha Gaashaandhiga, Arrimaha Guddaha iyo Saraakiisha Coodamada Bookiska, Millateriga iyo Hay’addaha amniga ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay Miiska Saraakiisha ee Magaalada Hargeysa. Kulanka oo aan ku cusbayn

{ }Smiley face