Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1402 Posts

Ceergaabo Maayarka Oo Ka Hadlay Rabshado Sababay Dhimasho Iyo Xuska 18May

#Araweelo_News_Network. Ceergaabo(ANN)-Maayarka Magaalada Ceergaabo, Ismaaciil Xaaji Nuur oo ay weheliyaan guddida nabadgelyada gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay dhacdadii sababtay dhimashada iyo dhaawaca ee xalay ka dhacday Magaalada Ceergaabo. Maayar Ismaaciil Xaaji Nuur, wuxuu sheegay in Magaalada Ceergaabo oo ah xarunta

Hoggaamiyaasha Millateri Ee Suudaan Oo Gaadhay Heshiis Aan Laysku Hayn Karin

#Araweelo_News_Network.   Jiddah(ANN)-Hoggaamiyayaasha MIllateri ee ku dagaalamayay dalka Suudaan, ayaa kala saxeexday heshiis xabad joojin ah, kaddib xukuumadda dalka Boqortooyadda Sucuudiga oo labada dhinac martri gelisay kulan ka dhacay  Khamiistii Jiddah.   Maraykanka, Britain iyo quwaddaha reer galbeedka, ayaa maalmihii

Muusoow sharaftayadii Baad Dishay Soomaali Oo Dhan Ayaa Naga Baqaysay Faysal Cali Waraabe

“Soddonkaa Sammo Adaan Muusoow Dalka Kaa Horjoogay” Guddoomiye Faysal. #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweue Biixi ku eeddeeyay inuu sumcadii Somaliland dilay, isla markaana gaadhsiiyay meel fashil ah. Guddoomiye Fausal, oo daba

Khudbadda Madaxweynuhu Waxay Ahayd Qosol Iyo Jees Jees

              #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Mucaaradka, ayaa si weyn u dhaliilay khudbad sannadeedkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka jeediyay fadhiga labada golle ee Guurtda iyo Wakiillada.   Khudbadaa oo Madaxweynuhu kaga hadlay arrimo baddan, waxay

Boorama: Dadka Waxan Samaynayaa Waa Kuwa Doonaya In Magaaladu Burburto Wasiir Kaahin

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay xaaladda Boorama.                     Post Views: 512

Maxaa Keenay Dagaalka Laascaanood? Madaxweyne Biixi

“Argagixisada waynu is-huran-nahay, Shacabka Reer Laascaanoodna…” Madaxweynaha Somaliland #Araweelo_News_Network.  Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilamd, Muuse Biixi ayaa ka hadlay sababta keentay dagaalka Laascaamood, wuxuuna tafaasil ka bixiyay halka ay salka ku hayso arrinta dagaalka Laascaanood. Madaxweyne Biixi, wuxuu arrimahaa iyo kuwo

Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Arrimaha Doorashooyinka Iyo Jiritaanka Asxaabta

“Haddii faro-gelin shisheeye soo dhex-gasho Xisbiga, waxay khatar ku tahay Qarannimada Dalkeena” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Somaliland waxa lagu majeertaa Dimuqraadiyad iyo Doorashooyin xor iyo xalaal ah, taasina waxa ay innooga baahan tahay dhammaystirka tiirar aasaasi u ah, oo

#Laascaanood: Dagaal Laysku #MIrray

#Laascaanood: Dagaal Laysku MIrray #Araweelo_News_Network Laascaanood(ANN)-Dagaal Culus ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo caawa ka bilaabmay dhawr aag oo kala duwan. Malayshiyadda Huwanta ayaa ilaa saddex jiho kasoo  weeraray ciidanka Qaranka Somaliland xilli ku beegan caweyskii danbe. Xoggo Saraakiisha

Somaliland: Munaasibad Lagu Daahfuray Ceel Shidaal Oo Laga Hirgelinayo Deegaanka Duleedka Burco

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daaf-furtay munaasibad ay lagu shaaciyay Ceel Shidaal oo ay sheegtay in laga soo saarayo deegaanka Xood oo ah du;eedla Madaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Munaasibadda oo lagu qabtay Axaddii maanta Huteelka Casoood ee

Somaliland: Diyaargarawga 18May iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

#Somaliland: Wasiirrada Xukuumadda Oo Farriin Muhiim Ah U Diray Shacbiga #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Diyaargaraw weyn ayaa laga dareemayaa Magaalooyinka Somaliland, waxaana kor u kacay qiimaha Calanka lagu iibinayo suuqyada Magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa, iyadoo dadku isu diyaarinayaan xuska munaasibadda sida