Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2022

Total 55 Posts

Somaliland: Xukuumadda Oo Xarunta BBC Albaabada U Laabay iyo Hawlwadeenadii Oo Xabsiga Loo Taxaabtay

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa Albaabada u laabtay maanta xafiiskii BBC Media Action ee Magaaladda Hargeysa. Hawgal ay fuliyeen xafiiska ayaa sababta in Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga loogu taxaabay Shan Xubnood oo ka tirsanaa Xafiiska BBC

Somaliland: Munaasibadda Caalamiga Ah Ee HBF Iyo Khudbadii Xanbaarsanayd Ujeeddada Bandhiga Ee Prof Siciid Saalax

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Furitaanka Munaasibadda sannadlaha ah ee xarunta Dhaqanka Hargeysa oo ah mid sannad walba la qabato, waxay si weyn u iftiimisay qaabka ay qadiyada Somaliland uga iibiso calamka, iyadoo la marayo bandhiga Buuggaagta ee lagu soo bandhigo munaasibadda.

Dr. Gaboose explained the political conflict in its entirety to Somaliland

Araweelo News Network Dr. Gaboose explained the political conflict in its entirety to SOMALILAND. Mr. Gaboose provided a clear explanation with respect to political dissent or the political conflict in SOMALILAND. I have always believed, along with many others, that

Somaliland: Hargiesa Book Fair Munaasibadda Caalamiga Ah Oo Noqotay Fariinta Xanbaarta Qadiyada Aqoonsiga

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibaddaa sannadlaha ah ee xarunta Dhaqanka Hargeysa oo ah mid sannad walba la qabato, ayaa sannadkan nqootay munaasibadii shan iyo tobnaad ee bandhiga Caalamiga ah ee Buuggaagta Hargeysa “Book Fair”, taas oo Sabtidii 23 July lagu qabatay

Ruushka Iyo Ukraine Oo Gaadhay Heshiis Qaramada Midoobay Iyo Turkigu Door Ka Ciyaareen

Araweelo News Network. Ankara (ANN)- Ruushka iyo Ukrain, ayaa ku heshiiyay in dib loo bilaabo dhoofinta raashinka ku xaniban dekeddaha badda madow kaddib markii ay go’doomiyeen ciidamada Ruushka ee Vladimir Putin. Kyiv iyo Moscow ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan

Ukraine: Volodymyr Zelenskyy Oo Shaqada Ka Caydhiyay Saraakiil Lagu Eedeeyay Gacansaarka Ruushka

Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Madaxweynaha dalka Ukraine ee duulaanka ruushku godoomiyay shantii bilood ee u danbaysay, ayaa shaqada ka caydhiyay saraakiil sare oo xukuumadda ka tirsan, kuwaas oo lagu eeddeeyay in ay gacansaar la leeyihiin dawladda ruushka ee Vladimir Putin ee

Somaliland: Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Munaasibad Ballaadhan Kusoo Bandhigay Urur Siyaasadeed

Araweelo News Network Hargysa.(ANN)-Munaasibad Ballaadhan oo si weyn loo agaasimay, ayaa lagaga dhawaaqat maanta Urur Siyaasadeed cusub oo munaasibada loogu walqalay magaciiisana loo bixiyay KAAH, kaddib markii la qaybgalayaashu kala doorteen laba magac oo munaasibada lagu soo bandhigay. Siyaasiga Maxamuud

Washington: Madaxweyne Biden Oo Laga Helay Covid19 Kaddib Booqashadii Sacuudiga

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka Joe Biden, ayaa galay xaalad caafimaad oo karantiimo ah, sidaana waxa shaaca qaaday Saraakiisha Aqalka Cad oo goor dhowayd warbaahinta u xaqiijiyay. Saraakiisha Aqalka Cad waxay sheegeen in Madaxweyne Joe Biden laga helay fayriska

Sacuudiga Oo Saliida Ruushka Si Qarsoodi Ah Uga Iibiya Suuqyada

Dalalka Yurub Oo Ka Walaacsan Aargoosi Ah Oo U Qorshaysa Vladimir Putin Araweelo News Network. Brussels (ANN)-Dalalka Midawga Yurub, ayaa ka walaacsan xaaladda siyaasadeed iyo dhaqaale ee ay waajahayaan marka la gaadho xilliga xaggaaga, iyadoo la filayo in Madaxweynaha Ruushka

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Jawaabay Dhawaaqyada Dhiillada Ah Ee Mucaaradka

“Annigu dooda Axsabta sharci umma hayo, maxkamaddu wixii ay ina fartay uun baan fuliyaa” Muuse Biixi Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku tilmaamay dhawaaqyada dhiillada ah ee kasoo baxaya axsaabta mucaaradka kuwo aan dhab ahaantii