Month: November 2022
Somaliland: Ururrada Siyaasadda Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaaladda Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Ururrada siyaasadda Somaliland, ayaa ka hadlay marxalada dalku marayo iyo khilaafka siyaasadeed ee xilligan taagan, waxayna sharci daro ku tilmaameen go’aankii ay labada xisbi mucaarad kalsoonida kagala noqdeen xukuumadda Madaxweyne Biixi. Bayaan ay maanta soo saareen
Somaliland: Wasiir Maxamed Kaahin Oo Dood Garnaqsi Ah Kaga Jawaabay Go’aanka Mucaaradka
“Cabdiraxmaan 12 Sannadood ayuu gollaha wakiillada Guddoomiye ka ahaa, Todoba sannadood ayuu ku fadhiyay mudda kordhin, markaa xalaal ayay ahayd” Maxaned KaahinWasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa dood garnaqsi ah
Haweenaydii Ugu Horaysay Taariikhda Kubadda Cagta Ee Koobka Adduunka Garsoore Ka Noqonay
Araweelo News Network. Zürich, Switzerland (ANN)-Salima makasanga waa Gabadh u dhalatay dalka RWANDA. Xidhiidhka kubadda cagta ee adduunka FIFA, ayaa ku daray liiska siidhi walayaasha caalamiga ( FIFA Refrees ) ee dhexdhexaadin doona ciyaaraha kubadda cagta ee koobka adduunka. Laxidhiidha:
Qof Walba Oo Somaliland Ah Amaankiisa Annagaa Ka Masuul ah, Taliyaha Booliska
Araweelo News Netwok Hargeysa(ANN)-Taliyaha Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, Sareeye Guuto, Maxamed Sanqadhi Daba-gale, ayaa ku hanjabay in ay Booliska is waajahayaan cid walba oo khal-khal nabadgelyo ka wada dalka, maadaama ay masuuliyad ka saarantahay amniga qof walba oo muwaadin ah. Sareeye
Somaliland: Mucaaradka Oo Go’aamo Kasoo Saaray 13 November
“Maanta laga bilaabo Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa ma aqoonsanin , marxaladda cusub ee dalku galayna, Tallaabooyinka xigga ee la qaadayo ayaa lagu Wargelinayaa Taageerayasha Axsaabta Mucaaradka” Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mucaaradka Somaliland, ayaa go’aamo kasoo saaray kulamo ay jilbaha is
Somaliland: Dhawaaqyadii Dardaarwerinta Ee Mucaaradka Iyo Dhammaadka 13Novembar
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dhawaaqyo dardaarwerin ahaa oo kasoo baxayay Labada Xisbi ee Mucaaradka, ayaa ahaa kuwo xanbaarsan hanjabaado ay kaga digayaan in wixii ka danbeeya dhammaandka shanta sannadood ee la doortay Madaxweyne Biixi oo ku beegan 13 Novemeber 2022,
Geerida Fannaankii Caanka Ahaa Ee Ethiopia Cali Birra, Heesaa Caan Ah Oo Muslin Ah
“Waxaa geeriyooday dhaqtarkii caanka ahaa ee Cali Birra, wuxuu ahaa fannaankii ugu caansanaa ee ka heesi jiray jacayl iyo xasuus hore.” Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Warbaahinta dowladda Ethiopia oo soo xiganaysa Saraakiisha maamulka dowlad deegaanka Oromada ee Ethiopia, ayaa xaqiijisay
Somaliland Waxay Ka Mid Ahayd Dhulkii Qaarada Afrika Ee Ingiriisku Qayb U Qaatay
Araweelo News Network. Somaliland Waxay Sabab U Ahayd Xorriyadii Soomaalida Talyaaniga iyo Soomaalida Djibouti Tani waa khariiradda Qaaradda Afrika ee sanandkii 1884-85. Khariiradda waxaa ka muuqda sidii Guumayatyaasha reer yurub ay u kala qabsadeen dhulalka Qaaradda afrika. Markii ay waddmada
Turkidu waa guumaystayaal sida yahuudda iyo axmaarada
Araweelo News Network Turkidu waa guumaystayaal sida yahuudda iyo axmaarada oo kale ah. Waxay si BANII aadanimada ka baxsan u guumaystaan dadka kurdiyiinta oo ah dad muslim ah oo sunni ah. Waxay gadhsiiyeen heer ay luqadda iyo dhaqanka dadka kurdiyiinta