Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2023

Total 50 Posts

#Somaliland: Xeer-ilaalinta Qaranka Oo Dacwad Ku Ooggay Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif

  Maxkamadda Sare Maxay Ka Tidhi Arjiga Dacwadda Guddoomiye Khaliif #Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)-Xeer-ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gudbisay dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha gollaha wakiilladda Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif oo muddooyinkii u danbeeyay ku mashquulsanaa arrinta dagaalka Laascaanood. Guddoomiye

Shiinaha Oo Qaaday Tallaabo Is Muujin Ah Oo Cabsi Iyo Cadho Ku Abuurtay Maraykanka

#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Xukuumadda Maraykanka, ayaa si weyn uga cadhootay tallaabo uu qaaday Shiinuhu, taas oo saacadihii u danbeeyay cirka ku shareertay xiisadda u dhaxaysa Washington iyo Beijing. Arrinta ayaa ka dhalatay, kaddib markii Ciidamada Badda ee Maraykanku soo bandhigeen muuqaal cabsi

Berlin: Hoggaamiyaha Jarmalka Oo Lagu Fooryay Meel Fagaare Ah

Waxay u diideen fursad ay ku oggolaadaan inuu jeediyo khudbadiisa #Araweelo_News_Network.   Berlin(ANN)-Hoggaamiuyaha Dalka Jarmalka Chancellor Olaf Scholz, ayaa lagu fooryay meel fagaare ah xilli uu doonayay inuu khudbad ka jeediyo fagaare. Dadweyne kusoo ururay goobta uu doonayay inuu ka

Ukraine: Burburinta Ruushka Ee Duqaynta Saldhiga Dhulka Hoostiisa Ee NATO Iyo Difaaca Gantaalaha Ee Reer Galbeedka

Hoggaamiyaha Kooxda Wagner, Yevgeni Prigozhin Oo Ku Hanjabay Inay Difaacayaan Weerarada Ukraine Ee Belgorod #Araweelo_News_Network.       Kyiv (ANN)-Ruushka ayaa si wada duqaymaha sida weyn loola beegsanyo goobo bartilmaameed ah oo guddaha dalka Ukraine ah, iyadoo weerarkii ugu danbeeyay

Maraykanka Iyo Imaraadka Oo  Xidhiidhkooda Mugdi Soo Dhexgalay  

#Araweelo_News_Neywork Warbixintan waxaa lagu daabacay Wargeyska (The world street ) Waxaa Qoray weriyaha (maykal istiifan) Michael stephanie. Madaxweeynaha maraykanka Joe Biden ayaa la xidhiidhay Maxamed Bin Zayed wuxuuna ka dalbaday inuu ka taageero Dagaalka Yukrayn (Ukraine) Blase maxamed Bin Zayed

Garoowe: Maamulka Puntland Oo Shaaciyay Natiijadda Doorashada

#Araweelo_News_Network.     Garoowe(ANN)-Guddida ku meelgaadhka aha ee doorashooyinka Ururada maamul gobolleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa shaaciyay natiijadda dadkii codkooda ka dhiibtay doorashada. Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Puntland, Cabdiraxmaan Axmed Siciid, oo warbaahinta la hadlay Sabtidii maanta ayaa sheegay in tirada

Somaliland: Bushaaro Baanday Oo Markii Saddexaad Maxkamadda La Horgeeyay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Weriye Bushaara Baanday, ayaa markii  saddexaad Sabtidii Maanta la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Maroodi_jeex, si looga qaado rumaan oggolaanaya  in xabsiga lagu hayo.   Weriye Bushaaro ayaa la xidhay Badhtamihii May, iyadoo xilligaa safarkeeda ku wajaahnaa dhinaca Magaalada Hargeysa

A critical personal message to the general public and security services in Somaliland

#Araweelo_News_Network. A critical personal message to the general public and security services in Somaliland. A vital cautionary message that should be disseminated within the community. This short report is intended to provide an overview of a vital cautionary message that

Dr Sada Mire is a Swedish Somali Woman from Somaliland who has won an Award

the second woman from Somaliland to win an award this year #Araweelo_News_Network. Dr. Sada Mire’s newly named National Geographic Explorers represent the next generation of influential leaders, communicators, and innovators. Dr. Sada is a Swedish Somali woman of Somaliland origin,

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Munaasibad  Ballaadhan U Qabatay Macalimiin Dhammaysatay Tababar

Dardaarinkii Wasiirka Iyo Masuuliyiinta Kale #Araweelo_News_Network. “Wasaaraddu Waxay Qaadanay 600 Macalin, Waa Fursad, waaa inaad qaadataan Liisanka, shan shardi ayaa ku xidhan qofka La siinayo Liisanka”Wasiir Axmed Diiriye Toorno   Hargeysa(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, Ahmed Maxamed