#Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Warshaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida
#Araweelo_News_Network. Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Wershaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida Washington (ANN)-Mareykanka iyo xulafadiisa, ayaa si weyn uga walaacsan korodhka iyo horumarka ay xukuumadda Tehran samaysay sannadihii u danbeeyay dhinaca Warshaddaha hubka
Somaliland: Urging Diaspora Communities in the UK, Europe, North America and Australia to Exercise Their Rights to Vote
#Araweelo_News_Network. Press Release Urging Somaliland Diaspora Communities in the UK, Europe, North America and Australia to Exercise Their Rights to Vote The year 2024 has been marked by remarkable diplomatic achievements for the Republic of Somaliland, culminating in the adoption
#Iran Oo Ku Tilmaantay Guul #Burburinta Saladhig Ciidamada Cirka Ee #Israel
#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)-Taliyaha guud ee ciidamada ilaalada Kacaanka Iran IRGC Hossein Salami ayaa ku faanay in lagu guuleestay in gantaalada riddada dheer laga soo rido markab dagaal markii ugu horeysay, kuwaas oo lagu burburiyay Saldhiga Ciidamada Cirka ee Israel leeyihiin.
#Netanyahu Oo Ganafka Ku Dhiftay Kulanka Lagu Balansanaa Ee Qaahira
#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)’ Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday inuu aqbalo in wefdi Israa’iil ah loo diro Qaahira maanta oo Khamiis ah si ay wadahadallo daba-gal ah uga yeeshaan suurtagalnimada heshiiska maxaabiista
#Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Aannay Somalia Maamulin Hawadda Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in aannay dawladda Federaalka Soomaaliya xukumin hawadeeda. Sidaana waxa sheegay Wasiirka Warfaafinta Somaliland, isla markaana ah Afhayeemka Xukuumadda Cali Xasan Aadan (Cali Mareexaan). Wasiir Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), wuxuu sheegay
#Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weerraray Markab #Maraykanku Leeyahay Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay
#Araweelo_News_Network. Yemen (ANN)- Dagaalyahanka Xuutiyiinta ayaa Sheegatay Gantaal ay ku garaaceen Markabka Mareykanka ee ku sugan Badda Cas, iyadoo Ciidanka Badda UK ay sheegeen in Markabka Xamuulka uu soo gaadhay Khasaaro aad u yar . Xuuthiyiinta oo ay taageerto
#Somaliland; Xildhibaanada Labada Golle Kaga Jira Awdal Oo Qaraar Kasoo Saaray Heshiiska Ethiopia
Hargeysa(ANN)- Mudanayaasha labada golle kaga jira Awdal ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan Heshiiska xukuumaddu Somaliland la gashay dalka Ethiopia 1 jan 2024. Heshiiska ayay qoraalka kaga hadle en maadaama ay yihiin xildhbaadada lags soo doortay. Qoraalka ayaa u
#Somaliland: Guurtida Aqlabiyada Xildhibaanada Oo Kulan Dhuulatus Ah Oo Ku Waajahan Guddoomiye Saleebaan Yeeshay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN]- Aqlabiyada Xildhibaannadda Gollaha Guurtidda Somaliland ayaa kullan dareen siyaasadeed dhaliyay oo ka qabsoomay Huteelka Baraar ee Magaalada Hargeysa. Kulanka oo ahaa mid Al-baabadu u xidhnayeen ayaan si dhab ah la ogayn Arrimaha lagaga hadlay, balse warar la xidhiidha
#SOMALIL_ETHIOPIA #MOU
#Araweelo_News_Network. SOMALILAND ETHIOPIA MOU The recently proposed Memorandum of Understanding between President Muuse Bihi Abdi and Prime Minister Abi Ahmed of Ethiopia has far-reaching economic, political and security implications. It is important for both countries to develop good neighbourly and