------------------------

Araweelo News Network
Hal Milyan Oo U Dhashay Somaliland Oo Isugu Soo Baxay Fagaaraha Down Street London Xili Raysal Wasaaraha Britain Xafiiskiisa Ku Qaabilayay Madaxweynaha Somaliland
Wednesday, 22 February 2012 16:36

London(ANN)Ku dhowaad hal  milyan oo Somalilander ah ayaa isugu soo baxay maanta Fagaaraha Down Street ee Magaalada London oo ah barxada hore ee xafiiska raysal wasaaraha Britain David Cameron , kuwaas oo banaanbax si weyn usoo jiitay ku qabtay halkaa, isla markaana kusoo beegay

 

Read more...
 
Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Budhcad-badeeda Iyo Saamaynta Xeerkani Ku Yeelankaro Dooddaha Iyo Garnaqsiga Somaliland Ee Shirka London
Tuesday, 21 February 2012 20:28

Hargeysa(ANN)Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta ansixiyay laba xeer oo golaha loo qaybiyay todobaadkii hore, balse midkood muran iyo sawaxan ka abuuray madasha ka hor intii aan la ansixin. Labada xeer ee golahu ansixiyaybalse mudanayaashu ku kala qaybsameen ayaa

Read more...
 
Markab Shixnado Gaadiid Iyo Badeecado Kala Duwan Oo Malaayiin Dollar Ah U Siday Ganacsato Somaliland Ah Oo Kooxo Budhcad-badeedi Ka Af-duubeen Xeebaha Boosaaso Iyo Rajadda Laga Qabo
Monday, 20 February 2012 21:32

Boosaaso(ANN)Koox Budhcad-badeeda ka qawlaysta gaadiidka badda xeebaha Somalia ayaa Afduubay Markab shixnad bagaash, gaadiid  iyo badeecado kala duwan u siday ganacsato Somaliland ah. Markabkaa oo lagu magcaabo M V . Layla-S oo uu leeyahay ganacsade u dhashay Cambodia  ayaa kooxo

 

Read more...
 
Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Oo Ka Hadlay Gogosha Nabadeed Ee Xukuumadda Somaliland Ku Baaqday Marar Baddan Oo Aan Weli Laga Jawaabin Iyo Asbaabaha Xukuumaddu Uga Qaybgashay Shirka London
Monday, 20 February 2012 19:43

Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaarradda Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland diyaar u tahay inay dadka Sool iyo Buuhoodle kala hadasho wax kasta oo aan ahayn qaranimada iyo gooni isu taaga Somaliland. sidoo kale waxa uu sheegay in Somaliland

 

Read more...
 
Boqor Cismaan Buur-madaw Oo Ka Digay Shirqool Halis Ku Ah Somalia Oo Koox yari Doonayaan Inay Caasimada Ka Raraan Muqdisho, Kana Hadlay Aragtidiisa Shirka London Iyo Banaanbaxa Qurba-jooga
Saturday, 18 February 2012 21:44

Dubai(ANN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madaw) oo ka mid ah madaxdhaqameedka  ugu caansan  ee Soomaalida , ayaa ka digay khatar ka dhalan karta qorshe uu sheegay inay wadaan koox yar oo la doonayo in caasimada Somalia loo wareejiyo Meel kale.


Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil U Magcaabay Masuul Cusub Ka Hor Intaanu Ka Dhoofin Dalka
Saturday, 18 February 2012 15:38

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka hor intii aanu dalka kaga bixin safarkiisa dalka Britain, wuxuu soo saaray Xeer uu ku magcaabay masuul cusub. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafada loo qaybiyay oo kasoo baxay

 

Read more...
 
Ciidamo Ka Socda Ethiopia Iyo Dawlada Taagta Daran Ee Somalia Oo La Wareegay Magaalada Baydhabo. Kadib Markii Kooxda Al-shabaab Iskood Uga Baxeen
Wednesday, 22 February 2012 15:09

Baydhabo(ANN)Kooxda Al-shabaab ee gacanta ku haysay Magaalada Baydhabo ee Koonfurta Somalia, ayaa gebi ahaanba iskood uga baxay Magaaladaa, iyadoo ay maanta gaadheen halkaa ciidamo  ka socday dawladda taagta daran ee Somalia, Kuwa Ahlusunna Waljameeca iyo Ciidamo ka tirsan

 

Read more...
 
Gudida Diiwaangelinta Oo Sheegay Tirada Ururada Siyaasada Xafiisyo Ka Furtay Gobolka Sool Iyo Magacyadooda
Tuesday, 21 February 2012 20:15

Laascaanood(ANN)Gudida Diiwaangelinta Ururada iyo ansixinta Axsaabta oo todobaadkii hore u kala baxay deegaamada galbeedka iyo bariga Somaliland, ayaa sheegay inay weli ku jiraan kormeerkooda xafiisyada Ururada Somaliland iska diiwaan geliyay dhowaan oo gaadhaya 15 Urur siyaasadeed.

Read more...
 
Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Suxufiyiin Baahiyay War Lala Xidhiidhiyay Been Abuur Oo Khal-khaliyay Amaanka Somaliland Iyo Ethiopia
Monday, 20 February 2012 19:52

Hargeysa(ANN)Ciidammada Booliska magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Agaasimaha maamulka Wargeyska madaxa-bannaan ee Ogaal, ka dib markii wargeysku maanta daabacay war ku saabsan in maleeshiyo ka tirsan Jabhadda ONLF ay ka soo degeen

Read more...
 
Golaha Amaanka Oo Xayiraad Saaray Dhaq-dhaqaaqa Mulkiilaha Ganacsadaha Soomaaliyeed Ee Isgaadhsiinta Iyo Adeega Lacagaha Zaad
Sunday, 19 February 2012 17:16

New York (ANN/UN.Org) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dartay Ganacsadaha Soomaaliyeed  ee Mulkiilaha Shirkadaha adeegyada isgaadhsiinta Hormuud iyo lacagaha  ZAAD. Sidoo kale waxa  liiska lagu xusay ashkhaasta  kale ee laga xayiray hantida ay haystaan

 

Read more...
 
Koox Haween Ka Socday Baarlamaanka Djibouti Oo Mudanayaasha Wakiilada Somaliland Uga Waramay Socdaalkooda Iyo Xeerar Loo Qaybiyay Golaha
Saturday, 18 February 2012 17:33

Hargeysa(ANN)Haweenka xildhibaanada Baarlamaanka dalka Jamhuuriyadda Djibouti, oo shalay booqasho ku yimi Somaliland, ayaa maanta  ka qaybgalay fadhigii Mudanaayasha golaha wakiiladda Somaliland. Xubnahan xildhibaanada ah ee ka socda dalka Djabuuti oo shalay si diiran loogu soo

Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaanay Xukuumaddiisa Ka Jirin Musuq-maasuqa Lala Xidhiidhiyay, Sharaxaadna Ka Bixiyay Shirka London Ka Hor Intaanu Ka Dhoofin Dalka
Saturday, 18 February 2012 14:58

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),  oo maanta ka dhoofay dalka  ayaa waxba kama jiraan ka dhigay eedo musuq-maasuq oo gudoomiye xigeenka Xisbul Xaakimka ee KULMIYE, C/raxmaan Cabdulqaadir u jeediyay xukuumadda.

 

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 137

Other Links

Dhegaysi/audio

There seems to be an error with the player !

Who's Online

We have 17 guests online

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Xusuustayda  Maalintii Murugada Badnayd  Ee Aan Goob Jooga U Ahaa  20-kii February Iyo Kacdoonkii Dhagax-tuurka, Eng. Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
Waxaan marka hore salaanta islaamka u dirayaa dhammaan shacabka Somaliland , meel walbba oo ay joogaanaba, Asalaamu calaykum waraxmatu laahi
“Waan Hubaa Adiga Iyo Qof kasta Sidaan U Bartay U Baran Lahaa In Indhihiisa  Ilamo Ka Iman lahayd  Geeridaa naxdinta Badan”
Geeridu waa xaq, Waxaase   dhacaday geeri naxdin badan, waan hubaa adiga iyo qof kasta oo sidaan u bartay u baran lahaa Marxuum Eng. Aadan Muxe'ed Xuseen inay indhihiisa Ilmo ka iman lahayd oo uu dareemi lahaa murugo marka uu
Shirkada Al-Nuur Furniture Oo Abaalmarin Ay Ku Mutaysatay Daacadnimo Iyo Adeeg Hufan La Gudoonsiiyay 15 February 2012, 18.08 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Shirkada Al-Nuur Furniture Oo Abaalmarin Ay Ku Mutaysatay Daacadnimo Iyo Adeeg Hufan  La Gudoonsiiyay
Hargeysa(ANN)Shirkadda Al-Nuur Furniture, ayaa la gudoonsiiyay abaalmarin ay ku mutaysatay waxqabadkii ugu mudnaa sanadkii dhamaaday ee 2011.  Xafkad  si weyn loo agaasimay oo lagu qabtay Huteelka Imperial ee magaalada
Jacaylka Nabi Maxamed CSW, Waa Qayb Iimaanka Ka Mid Ah Ee Cumar Saleebaan Dib U Eeg Axaadiista, W/Q. Caadil Axmed Muxumed
Walaal Cumar Suleiman Cali, marka hore salaan walaaltinimada Muslinnimo ah iga gudoon. Marka xigta waxaan jeclaystay inaan bal inyar wax ka yidhaah qoraalkii ku saabsanaa "Rasuulka U Duceeya Mooyee". Qoraal wanaagsan baad soo
Rasuulka U Duceeye Mooyee Lama Odhan Xusa, Suufiyadan Waxaan U Arkaa Inay U Dhigmaan Gaalada Kiristaanka Ee Nebi Ciise Xusa December, By. Ex- G/le Sare Omer Suleiman Ali
Waxaa daawanayey dabaal deggii ay Suufiyadu ku weyneynayeen dhalashadii rasuulka scw. Taariikhdii dhalashada rasuulkana lama yaqaanno isaguna ma sheegin cid kale oo sheegtayna ma jirto. Sidaas darteed waxaan u arkaa in ay
TURKIGU MUXUU KA RABAA SOOMAALIYA? Ex-G/le Sare Omer Suleiman Ali. 11 February 2012, 17.11 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
TURKIGU MUXUU KA RABAA SOOMAALIYA? Ex-G/le Sare Omer Suleiman Ali.
Normal 0 false false false EN-US X-NONE AR-SA /*
Wargeys madaxbannaan, By, Qoraaga M. M. Kastam 09 February 2012, 17.05 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Wargeys madaxbannaan, By, Qoraaga M. M. Kastam
Wargeys madaxbannaan, waa wargeys kasta oo ka madaxbanaan dhaqaale meel kale ka soo gala oo isku filan. Wargeyska Madaxbannaan, wuxuu u madaxbannaan yahay oo keliya, daymadiisa siduu u sifayn lahaa ama u soo bandhigi lahaa.
Somaliland: Qaranimada Iyo Maamulka Dawliga Ah Midkee Horeeya?‏, By. Mohamed Dr. Ahmed Obolos 06 February 2012, 20.47 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Somaliland: Qaranimada Iyo Maamulka Dawliga Ah Midkee Horeeya?‏, By. Mohamed Dr. Ahmed Obolos
21 Sanno ayey bulshada somaliland ku qaadatay inay wali is waydiin waayaan Su'aasha ah Qaranimo Waa Maxay, Dawladise Waa maxay? Oo Ay Ekayd in jawaabta loo Helo Maalintaynu Go'aansannay lasoo noqoshada Madaxbanaanida Qarankan
Wargelin Mihiim Ah Oo Ku Wajahan Bulshada Deegaanka Tog-wajaale Ee Qurbaha 06 February 2012, 14.06 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Wargelin Mihiim Ah Oo Ku Wajahan Bulshada Deegaanka Tog-wajaale Ee Qurbaha
Walaalyaal meel aad joogtaanbba waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka, Asalamu calaykum waraxmAtu laahi wabarakaatu. Rabbigeen tabaaraka watacalaa,wuxuu in badan Quraanka Kariimka ah ku bayaamiyey in ummaaduu isku
DHAQANKII ISLAAMKA OO LAGA TEGEY.By, Ex-G/le Sare Omer Suleiman Ali 05 February 2012, 15.34 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
DHAQANKII ISLAAMKA OO LAGA TEGEY.By, Ex-G/le Sare Omer Suleiman Ali
Gaalada ayaa mar ay ka tashanayeen sidii dadka muslimiinta ah loo gaalayn lahaa isku af garatay in xagga dhaqanka laga galo iyada oo dhaqanka gaalnimada loo qurxinayo si aynu u gaalaynno. Waxaad mooddaa in gaaladu garteen in ay

Hambalyo & Tahniyad

Hanbalyo Meher Wacan C/llaahi C/raxmaan Xaaji Cismaan iyo Saynab Ismaaciil Jaamac 22 January 2012, 18.25 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo  Meher Wacan C/llaahi C/raxmaan Xaaji Cismaan iyo Saynab Ismaaciil Jaamac
Aabo Ismaaciil Jaamac Cali iyo Hooyo Aamina Jaamac Axmed, Khadar Ismaaciil Jaamac iyo Xaaskiisa, C/risaaq Ismaaciil Jaamac iyo Xaaskiisa, Faadumo Ismaaciil Jaamac, Siciid Ismaaciil Jaamac, Yuusuf Ismaaciil Jaamac, Xasan
HAMBALYO DHALASHO WACAN 18 January 2012, 13.18 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO DHALASHO WACAN
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed iyo Hooyo Caasha Aadan Maxamed, Naasir Yuusuf Daahir, Kayse Yuusuf Daahir, Fadxiya Yuusuf Daahir,
Hanbalyo Meher Wacan Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyadda Somaliland 17 December 2011, 13.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
 	Hanbalyo  Meher Wacan Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyadda Somaliland
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xasan Cabdi Madar Maareeyaha Xafiiska Sama-walka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland  Marwo: Aamina Maxamuud
Hanbalyo Aroos 03 December 2011, 15.35 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos
Maareeyaha Dahabshiil Operations Center, Cabdiraxmaan Cali Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca Guddoonka, Boodhka, wakiillada iyo dhammaan saraakiisha iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil - meel kasta oo ay joogaanba – waxa
Hanbalyo Aroos Wacan, Dr. Xassan Cali Buraale iyo Niciima Cabdi Axmed 27 November 2011, 14.36 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Wacan, Dr. Xassan Cali Buraale iyo Niciima Cabdi Axmed
Sahra Ismail Kabawayne iyo Caruurteeda oo kala ah Farxiya Cali, C/shakur Cali, Moh’ud Cali, Kayse Cali, Mohamed Ismail Kaba-wayne iyo Caruurtiisa, Caasha Ismail Kaba-wayne iyo Caruurteeda, Canab Ismail Kaba-wayne iyo
HAMBALYO MEHER WACAN 26 November 2011, 16.37 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
Xasan X.Mohamoud warsame (xasan gadhwayne), xildhibaan siciid cilmi robleh, mujahid Ibrahim Hussein Abdulahi ( dhagawayne), Moh’ed X Siciid (Qaadiga), Suldaan shariif Batuun, Cabdi Cilmi (Cabdi nijaar), Awoow saxardiid raage.
Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Farax Hanbalyo Meher Wacan 12 November 2011, 17.55 carraale Hambalyo & Tahniyad
Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Farax Hanbalyo Meher Wacan
Chief Caaqil Aabo Cali Xirsi Axmed, Hooyo Xaawa Maxamed Aadan Goodir, Hooyo Faadumo Axmed Yaasiin,  Muuse Cali Xirsi iyo Caruurtiisa, Shaal Cali Xirsi iyo Caruurteeda, C/llaahi  Cali Xirsi iyo Caruurtiisa,  Saalax Cali Xirsi
Hanbalyo Meherka Maxamed Cali Aadan iyo Hodon Maxamed Abokor 01 November 2011, 13.13 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Maxamed  Cali Aadan iyo  Hodon  Maxamed  Abokor
Hooyo  Kaltuun maxamed iyo Aabbe Cali Aadan iyo caruurtooda, Awoowe aadan xaaji xasan iyo Ayeeyo indha deeq xaaji sicid iyo caruurtooda oo kala ah:Eedo Safiya aadan xasan iyo Seyigeeda iyo caruurtooda, Eedo saadan adan iyo
Hanbalyo Arooska Xasan Xuseen Xaaji   Xasan  iyo Muna Xasan C/llaahi Alif Mabruuk, Gacal  Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Aabo Maxamed Biixi Baaruud, Hooyo Khadra Dhoore Ducaale, Hooyo, Nimco Dhinbiil Ducaale, C/raxmaan Maxamed Biix Baaruud, Mustafe Maxamed Biix Baaruud, Axmed C/llaahi Dhinbiil Ducaalem, Muniir Siciid Caddami, C/samad Maxamed
Hambalyo Meher wacan 23 October 2011, 16.05 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meher wacan
Muuse Yuusuf Maxamed  ( Muuse Waasac). Cabdilaahi Cabdiraxmaan Jiiriye, Caabi Qodax

Youtube

 

 

 

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top