__

 

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Furay Xarun Ganacsi Oo Shirkada Al-Nuur Ka Hirgelisay Magaalada Hargeysa, Munaasibadda Furintaanka Oo Ku Beegantay 8 March Iyo Dareenkii Haweenka PDF Print E-mail
Thursday, 08 March 2012 22:20

images/stories/alnr2.jpg Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray xarun ganacsi (Main Show Room) oo shirkada Al-Nuur Furniture ay ka hirgelisay Caasimadda Hargeysa. Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka xaruntaa

Ganacsi, ayaa ku beegantay maalinta caalamiga ah ee Haweenka Aduunka 8 March oo ay Haweenka Somaliland ku jireen munaasibado iyo dabaaldegyo lagu xusayay lagu qabtay magaalooyinka dalka.


Munaasibadii xadhiga lagaga jarayey Xaruntaa oo ah mid  sida casri  ah loo dhisay, isla markaana si weyn  oo bilic leh  loo nashqadeeyay,  waxa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq Khaliif, Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar (Xamarji), saraakiil  ka socotay Hay’addaha dawladda, Ururada Bulshada, Daladaha Haweenka Somaliland, suxufiyiin warbaahinta kala duwan ah iyo boqolaal haween oo furitaanka xaruntaasi kusoo beegmay maalinta ay dunida uga dabaaldegaan, taas oo keentay inay fursad weyn u noqoto dhismaha xarunta ganacsiga Al-Nuur ee laga furay kasoo horjeedka dhimaha Idaacada Radio Hargeysa.


Guddoomiyihii hore ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa hadal kooban oo uu munaasibadaa ugu wakiishay Mulkiilaha Shirkadda AL-NUUR  Cabdiraxmaan Al-nuur waxa uu u mahadceliyey Masuuliyiinta Wasiirada, Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ee ka soo qeybgalay furitaanka xaruntaa ganacsi, isagoo yidhi, “Shirkadda Al-nuur waxay ku talaabsatey horumar balaadhan, taasina waa dedaalka iyo sida y bulshadeeda u caawiso had iyo jeer,waxaanay agabka ay iibso u dhoofisa Waddamada Geeska ah sida Jabuuti, Ethiopia,Soomaaliya, Puntland iyo meelo kale oo badan  yidhi Mustafe Shiine.
Sidoo kale waxa uu   sheegay in shirkadda AL-NUUR himiladeedu ay tahay horumarinta dalka iyo bulshadaba, isagoo  yidhi,  "waxa  wax lagu farxo ah in shirkadda Al-Nuur Furniture ay horumar balaadhan ku soo kordhisay dalka mudaddii ay jirtey, waxana ay u taagan tahay shirkaddani sidii ay u horumarin lahayd dalka.”


Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar X. Cabdullaahi (Xamarje), oo isna halkaaka hadlay ayaa sheegay in mulkiilaha xaruntani uu ganacsigiisa ka soo bilaabay meel aad u hoosaysa, isla markaana uu haataan marayo meel aad iyo aad u fiican oo lagu farxo. Shirkadda  Al-Nuur waxa aan uga mahadcelinayaa horumarka iyo dadaalka ay gaadhay mudadda ay jirtey,waxaanan ku hambalyeynayaa,runtii waxa aynu odhan karnaa waa dhalinyaro dadaashay oo horumar laxaad leh dalka ku soo kordhisay, saaxiibkay C/raxmaana Mahad balaadhan ayuu mudan yahay"
Haweenayda Madaxweynaha Somaliland kala talisa arrimaha Haweenka Marwo Ismahaan Maxamed Miisaan yaa weedho kooban oo ay ka jeedisay madasha ku  sheegtey inay ku faraxsan tahay furitaanka dhisma  casriga ah ee weyn oo ah horumar ay shirkadda AL-NUUR ku talaabsatey, waxaanay tidhi "anaga waxa na sharfay Mulkiilaha Shirkadda AL-NUUR Cabdiraxmaan Maxamed Nuur,  markaa waxaan u rajaynayaa inuu ILAAHAY gaadhsiiyo meeshan meel ka sii saraysa.”.
Sidoo kale Suxufiga ruugcadaaga ah ee Axmed Xasan Cawke oo fmadasha  hadal kooban ka jeediyay  ayaa ku hambalyeeyay  Shirkadda AL-NUUR dhismaha casriga ah ee ay dalka ku soo kordhisay,isaga oo ku tilmaamay inuu yahay dhisme qurux baddan oo casri ah Shirkadda  Al-Nuurwaxay dalka ku soo kordhisay oo ay keentay qalab casri ah oo dhinac kasta u horumar ah"
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo la sheegay in shirkadda Al-Nuur ay kaalin muuqata ka soo qaadatay Carwadii u dambaysay ee Somaliland lagu qabtay oo ay ku soo bandhigeen agab  tayadoodu sareyso door fiican ka qaatay sidii ay ganacsata dalku u dhalatay iyo kuwa shisheeyuhu-ba ay maalgelin ugu samaysan lahayeen waddanka. Illaahay  waxaan uga rajaynayaa Shirkadda Al-NUUR inuu gaadhsiiyo heerkan ay imika mareyso mid ka sii sareeya”.Ayuu yidhi Wasiirku, waxaanu ugu hambalyey Mulkiilaha Shirkadda Al-Nuur Cabdiraxmaan Maxamed Nuur, isagoo xusay inay shirkaddani tahay shirkadii ku guulaystay abaalmarintii Carwada ganacsiga ee lasu bandhigay dhamaadkii 2011 Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.


Dr. Cabdirisaaq Khaliif waxa uu tilmaamay in siyaasadda xukuumadu ay ka turjumayso dhiiri-gelinta ganacsiga iyo maalgashiga kala duwan ee dalka laga fulinayo, isaga oo intaa ku daray in dhismahan ballaadhan ee shirkadda Al-nuur ay ka hirgalisay Somaliland uu soo jiidanayo inay bulshadu hantidooda ku aaminaan waddanka.
Weedhahaa kadib Wasiirka ganacsiga Somaliland Dr Cabdirisaaq Khaliif oo ay wehelinayaan masuuliyiintii ka soo qeybgalay xaflada furitaanka ayaa dhexqaaday hoolka weyn ee dhismahaa casriga ah oo loo ekeysiiyay sida loo sharaxay Carwo caalami ah, isla markaana qayb ka mid ah hoolka oo dhegsan lagu diyaariyay Huradadii aqalka, fadhigii, Cuntadii iyo gogoshii oo dhan iyo wixii looga baahnaa guriga, si ay dadku uga qiyaas qaataan, isla markaana dookhooda ku daawadaan. Kadibna u dalbadaan waxa ay ku qancaan ee gogosha sariiraha iyo agabka kale ee muuqaalkoodu indhadaraandarka ku sameeyay dadkii kasoo qaybgalay munaasibadaa.  
Xafladan xadhiga lagaga jaray dhismahan casriga ah ee Shirkadda AL-NUUR dhisatey ayaa waxa ku soo beegantay maanta oo ay ku began tahay 8 March 2012 oo loo aqoonsaday maalinta haweenka adduunka oo Somaliland iyo guud ahaan caalamka oodhan si weyn looga debaaldegayo.
Dhinaca kale boqolaal u baddan haweenka ka qaybgalay munasibadaa oo socotay dhawr saacadood, ayaa dareenkooda ku cabiray shucuurtooda markii ay dhexqaadeen Hoolkaa iyo dhismahayaasha looga gudbayo ee lagu sharaxay qayb walba gurigu intii uu lahaa sida Hurdada, Gogosha fadhiga iyo adeegyada kale oo si bilicsan loo habeeyay.”waxbadan oo aan ku farxo oo I cajabiya ayaan ku arkay, waana ku hanayaynayaa shirkadda Aal-Nuur, waxyaabaha ay soo bandhigtay, waxan jeclaan lahaa qolkaa Alaabta taala in sideeda laygu raro ayay tidhi, mid ka mid ah boqolaal haweenka dhexmushaaxayay dhismaha xarunta cusub ee Al-Nuur.
“waxan halkan u imi inaan noqdo qofka ugu horeeya ee wax ka iibsada, marka iibku bilaabmo ee la furo carwada. Runtiina waan hanbalyaynayaa C/raxmaan   Al-Nuur, wuxuu keenay alaab aan Somaliland ool oo I cajabisay,” Sidaa waxa tidhi gabadh  magaceeda ku sheegtay Nuura Maxamed Cawil oo  weriye ka socday Araweelonews weydiiyay dareenkeeda iyo waxyaabaha ay ku aragtay goobtaa, iyadoo wejigeeda farxad badani ka muuqato, taas oo muujinaysay sida ay furitaanka dhismaha xarunta gacansiga ee Al-Nuur ee lagu beegay maalinta haweenka aduunku ugu farxeen waxyaabaha  lagu soo bandhigay xaruntaa ee lagu beegay furitaankeeda maalinta dabaaldegooda.

Araweelonews Mobile

Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 29 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday
Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Faca wayn ee uu lahaa, Qalinkii: Muna Ibrahim Adan
v\:* {behavior:url(#default#VML);} o\:* {behavior:url(#default#VML);} w\:* {behavior:url(#default#VML);} .shape {behavior:url(#default#VML);} 800x600 Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun 02 May 2013, 09.36 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun
Abwaan C/laahi Macalin Axmed, (Dhoodaan), 1941 kii ilaa 2013
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Oo U Xuubsiibtay Abwaan Gabaygii Labaad Oo Isugu Jira Dardaaran Iyo Dhaleecayn Ee Uu Tiriyay Halkan Ka Akhri
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mar kale soo tiriyay tix kale oo Gabay ah, iyadoo dhowaan si lama filaan ah Wasiir Xirsi oo ka mid ahaa Wefdiga Madaxweynaha Somaliland munaasibad Magaalada London

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top